• No results found

Somaliska - Somali Syllabus for Swedish Tuition for Immigrants

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2022

Share "Somaliska - Somali Syllabus for Swedish Tuition for Immigrants"

Copied!
14
0
0

Loading.... (view fulltext now)

Full text

(1)

Ujeedada waxbarashada

Waxbarashada luqada iswidhiska loogu talagalay dadka ajnabiga waa waxbarasho aqoon sare oo luqadbarasho oo ujeedeeda tahay in dadka anjnabiga oo qaan gaarka ah la siiyo aqoon aasaasig oo luqada iswidhishka. Ardayada oo luqaddooda hoyo eysan eheen iswidhish waxeey waxbarashadaan bareeysa oo eey ku kordhiin aqoon munaasib oo luqad labaad. Waxbarashada luqada waxey ardayga siin qalab oo adeegsado marku wada xiriir suubinaayo iyo inoo si firfircoon uga qayb- qaato nolol maalmeedka, la noloshada bulshada wadanka iyo nolosha shaqada. Waxbarashadaan ujeedadeeda kale waa in ey siiso dadka ajnabiga ey ka maqtahay aqoonta aasaasiga oo akhriska iyo qoralka fursad ey awooddas ku yeeshaan. Arday oo aqoon qoral iyo akhris ama alif-beetadooda eysa eheen laatiinka waxa la baraayaa akhris iyo qoral oo waxbarashadaan bey ka mid ahaan.

Waxbarashadaan waxaa loogu tala galay dadka oo khibradahooda kala duwantahay, xaalada noloshodooda, aqoontooda iyo hadefka waxbarashadooda ey kala duwantahay. Waxbarashada waa in lala qorsheeya oo lala dhisaa ardeyga, waa in lala waafajiyaa waxyaabaha ardeyga xiiseynaayo, khibradiisa, dhammaan aqoontisa iyo hadefkiisa mustaqbalka fog.

Waxbarashada waa in, ayaado la fiirinaayo ardeyga baahidisa, ey isku keenikarto waxbarashada iyo shaqo ama meheradooyin kale, tusale ahaan tilmaamin nolosha shaqada, qiimeeyn khibrad, shaqo gacmeed ama waxbarasho kale. Sidas daraadeed wa in loo dhisaa isbad-baddel leh markey noqoto waqtiga, waxa ey ka koobantahay iyo noocyada wax loo baranaayo si oo ardeyga uga qeyb-qaadan karo waxbarashada.

Hadefka waxbarashada iyo sifada

Ujeedada waxbarashada luqada iswidhishka loogu talagalay dadka ajnabiga waa in uu ardeyga horumar ka gaara

• aqoontiisa akhriska iyo qoritanka iswidhishka,

• aqoontiisa ku hadalka, wada hadalka, akhriska, dhageysiga iyo fahanka iswidhishka xaalado kala duwan,

• ku dhawaaq wanagsan,

• aqoontiisa sida loo isticmaalo qalabka shaqo fududeyasha markas habboon,

• aqoontiisa sii oo luqada loogu waafajiyo guddoomiyaasha kala duwaan iyo xaaladaha,

• in oo fahmo nuucyada luqad loo barto, iyo

• nuucyada barashada iyo wada xiriirka si oo luqada horumar uga sii garikaro.

Waxbarashada luqada iswidhishka loogu talagalay dadka ajnabiga waxaa muhim ah in ardeyga horumar ka gaaro luqada wada xiriirka. Taas micnaheeda tahay in ardeyga oo isticmaalikaro luqada markeey noqoto ku hadalka iyo qoralka, inta uu markaas baahida u qabo. Ardeyga waa muhim in oo helaa aqoon iyo awood kala duwaan si oo u adeegsankaro luqad markas ku habboon xalada xilligas tagan. Aqoonta luqada wada xiriirka waxey ka kobbantahay xirfadda kala duwaan oo wada shaqeynaayo iyo iswada dhammeystiraayo.

Aqoon luqadadeed waxeey ka koobbantahay nidaamka luqada ku dhisantahay iyo sida nidaamka luqadas loo isticmaali lahaa. Aqoonta kusabsan nidaamka luqada waxu ka kooban yahay ereyo, tacbiir, dhawaaqa iyo naxwaha. Aqoonta isticmaalka luqada waxey kusabsan tahay sida loo dhiiso qoral iyo inaa isticmaalikartid luqad markas ujeedada ku habboon. Aqoonkale oo muhim ah waa hadii isticmaalikartid qorsho oo uga daan leedahay farriintaada in garsiinkartid qofka ey ku socoto.

Intuu ardeyga dhiganaayo waxbarashada luqada iswidhishka loogu talagalay dadka ajnabiga waa in

SOMALISKA

Manhajka waxbarashada

luqada iswidhishka loogu talagalay dadka ajnabiga

(2)

Intuu ardeyga dhiganaayo waxbarashada luqada iswidhishka loogu talagalay dadka ajnabiga waa ardeyga in aqoon ka yeesha horumarka sancada, qalabka la isticmaalo marki wada xiriirka la subinaayo, marki warbixin la radiynaayo iyo waxbarasho.

Fikrada oo ah in qoralka oo yahay dhowr nuuc waa muhim marka waxbarashada luqada iswidhishka loogu talagalay dadka ajnabiga la dhiganaayo. In qofka oo fahmikaro oo kala dhigikaro qoral ma u baahna in ey ahaato qoral, waxey ahaan karta xata dhageysi, masawir iyo filim wax sharaxaayo.

Waxbarashada nuuca u dhisantahay

Waxbarashada waxey ka koobantahay saddex waddo, 1, 2 iyo 3, oo loogu talagalay dadka

aasaasigooda, aqoontooda iyo hadifkoosa kala duwanyahay. Wadada waxbarashada 1 waxa la dhigan koorso A iyo B, wadada waxbarashada 2 waxa la dhigan koorso B iyo C iyo wadada waxbarashada 3 waxa la dhigan koorso C iyo D. Afarta koorso horumarka waxbarashada baa ka muqato. Wadada waxbarashada 1 waxa loogu talagalay dadka aqoon waxbarasho hore u soo dhigan, wadada

waxbarashada 3 dadka cilmi waxbarasho hore u soo dhigteen. Inkasto ardeyga dhammeeynkaro waxbarashada luqada iswidhishka loogu talagalay dadka ajnabiga koorso kasto kadib ama wadada waxbarashada kadib waxey talada tahay in ardeyda oo dhaan ka bixikaran ila koorso D.

Koorsoyinka labo kamid ah hal wado waxbarasho kabadan bey leyihiin. Iyaado ku xirantahay wadada waxbarashada bey labadaan koorso, koorso B iyo koorso C, ahaan karan koorso hada bilaaw ah ama koorso hada la sii wadanaayo. Hadii ey tahay koorso bilaaw ama mid la sii wadanaayo shuruuda koorsada waa isku, lakinsa koorsada waxa ku dhiganeysid waa kala duwanan waxey ku xirantahay ardeyga hadii waxbarasho hore u soo dhigatay, aqoontisa iswidhishkiisa iyo wadada waxbarashada oo dalbaday. Qiimeynta ardeyga koorsada u qalmo u ka bilaabikaro, waxa laga tusale qadan daraasad baaritan asaga/ayada aqoonteeda, awoodeeda iyo waxyaabaha kale oo la is dhihikaro ardeyga wey u fududeyn in oo fuliyo shuruuda aqoonta.

Koorsoyinka waxey ka mid yihin nidaamka luqadaha yurub; ababin, barasho iyo qiimayn.

Koorso A wuxu u dhigma A1-/A1, koorso B wuxu u dhigma A1/A2, koorso C wuxu u dhigma A2/A2+ iyo koorso D wuxu u dhigma B1/B1+.

Barashada akhriska iyo qoralka

Waxbarashada ku sabsan akhris iyo qoral waxa loogu talagalay dadka waxbarasho hore u soo dhigan ama in yar oo waxbarasho soo dhigtay lakiinsa aqoonta qoralka u dhimmantahay.

Ayaaga waxbarashadan waxey siin aqoonta aasaasiga oo akhriska iyo qoralka, oo kamid in aqoonta la kordiya oo la fadhiisiya. In qofka noqdo qof yaqaan aasaasiga aqoonta akhriska iyo qoralka waqti dheer bey qadan karta.

Waxbarashada waxa xata loogu talagalay dadka aqoonta akhris iyo qoral karanaayan oo lakinsa karaneeynin alif-beeto latiin. Hadii ey sas tahay habka waxbarashada nuuc kale bu u ekaan.

Barashada akhriska iyo qoralka koorsoyinka A ila D kuma shaqo leh, waa waxbarasho ka madax bannaan oo wa qeyb gooni. Kaligeed ba la dhigankara ama koorso iyo ayaada la isla dhigankara. Sidas daraaded aqoontan waxey noqon mid oo ardeyga ku ficnankaro intuu dhiganaayo waxbarashada loogu talagalay dadka ajnabiga, oo sidas bu aqoonta aasaasi ku noqon. Waxbarashadan waxa lagu dhigikara ardeyga luqadisa hoyo ama luqad kale waana lala dhigankara barashada iswidhishka.

Qiimeyn

Marki ardeyga la qiimeynaayo waa in la fiiriya ardeyga awoodisa sida oo u isticmaalayo luqada iswidhishka oo la fahmikaro markey noqoto xaladaha quseyo nolol maalmeedka, nolosha wadanka iyo nolosha shaqada. Qiimeyska waa in uu ahaada mid ku dhisan shuruuda aqoonta oo shahadooyinka A, B, C, D iyo E. Shuruuda aqoonta waxey ku dhisantahay shan arrin: fahanka maqalka, fahanka akhriska, wada hadalka afka, soo saarida hadalka afka iyo aqoonta qoralka.

Shuruudaha gooni loo ma kala qeybinkaro oo sidas daraaded macalinka waa in wuu wada

(3)

Shuruuda aqoonta

Fahanka maqalka Koorso A (A1-/A1)

Ardeyga hadii la kaalmeeyo wuu fahmi kara hadal fasiixsan, oo fudud oo ku sabsan xalado ardeyga nolol malmeedkiisa u dhoow.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga wuu fahma erayada caadiga ah iyo tacbiirada fudud oo ku jiro dib uga sheegeeyn gaban oo dhacdalada nolol maalmedka iyo warbixin la waafajiyay oo cad oo ku sabsan ardeyga dantiisa.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmaayo tilmaamo afka looga sheegay oo fudud oo ah dhacdalada caadiga oo ku muujin in ujeedada si caqligal ah wax uga qabaan.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu fahma tacbiirada fudud iyo jumlado oo ku jiro dib uga sheegeeyn gaban oo dhacdalada nolol maalmedka iyo warbixin la waafajiyay oo cad oo ku sabsan ardeyga dantiisa.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmaayo tilmaamo afka looga sheegay oo fudud oo ah dhacdalada caadiga oo ku muujin in ujeedada ila heer wax uga qabaan.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu fahma tacbiirada isku xiran iyo jumlado oo ku jiro dib uga sheegeeyn gaban oo dhacdalada nolol maalmedka iyo warbixin la waafajiyay oo cad oo ku sabsan ardeyga dantiisa.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmaayo tilmaamo afka looga sheegay oo fudud oo ah dhacdalada caadiga oo ku muujin in ujeedada si wanagsan wax uga qabaan.

Koorso B (A1/A2)

Ardeyga wuu fahmikara hadal fasiixsan, oo fudud oo ku sabsan xaladaha caadi oo nolol maalmeedka.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo dib uga sheegeeyn gaban, dhacdaalo, wada hadal, warbixin, war la waafajiyay oo ku sabsan maaddo caan ah uu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo farriin gaban iyo tilmaamo fudud oo caad markeey noqoto nolol maalmeedka oo ku muujin in ujeedada si caqligal ah wax uga qabaan..

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo dib uga sheegeeyn gaban, dhacdaalo, wada hadal, warbixin, war la waafajiyay oo ku sabsan maaddo caan ah uu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay oo waxna wuu ka dhihikara.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo farriin gaban iyo tilmaamo fudud oo caad markeey noqoto nolol maalmeedka oo ku muujin in ujeedada ila heer wax uga qabaan.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo dib uga sheegeeyn gaban, dhacdaalo, wada hadal, warbixin, war la waafajiyay oo ku sabsan maaddo caan ah uu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay oo waxna wuu ka dhihikara iyo farqiyada qarkood.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo farriin gaban iyo tilmaamo fudud oo caad markeey noqoto nolol maalmeedka oo ku muujin in ujeedada si wanagsan wax uga qabaan.

(4)

Koorso C (A2/A2+)

Ardeyga wuu fahmikara hadal fasiixsan, oo fudud ku sabsan xaladaha caadiga oo nolol maalmeedka, bulshada iyo nolosha shaqada.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo dacdaalo dib loga sheekeeyay, wada hadal, warbixin, war gaban oo ku sabsan maaddo caan ah uu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo farriin iyo tilmaamo fudud oo caad markeey noqoto nolol maalmeedka oo ku muujin in ujeedada si caqligal ah wax uga qabaan.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo dacdaalo dib loga sheekeeyay, wada hadal, warbixin, war gaban oo ku sabsan maaddo caan ah uu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay oo waxna wuu ka dhihikara.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo farriin iyo tilmaamo fudud oo caad markeey noqoto nolol maalmeedka oo ku muujin in ujeedada ila heer wax uga qabaan.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo dacdaalo dib loga sheekeeyay, wada hadal, warbixin, war gaban oo ku sabsan maaddo caan ah uu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay oo waxna wuu ka dhihikara iyo farqiyada qarkood.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo farriin iyo tilmaamo fudud oo caad markeey noqoto nolol maalmeedka oo ku muujin in ujeedada si wanagsan wax uga qabaan.

Koorso D (B1/B1+)

Ardeyga wuu fahmikara hadal guud iyo mid aan eheen oo kusabsan nolol maalmeedka, bulshada iyo nolosha shaqada.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo sheekooyinka, wada hadal, warbixin, war oo ku sabsan maaddo caan ah wuu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo farriin iyo tilmaamo afka looga sheegay oo sharaxad badan leh oo ku muujin in ujeedada si caqligal ah wax uga qabaan.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo sheekooyinka, wada hadal, warbixin, war oo ku sabsan maaddo caan ah wuu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay oo waxna wuu ka dhihikara.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo farriin iyo tilmaamo afka looga sheegay oo sharaxad badan leh oo ku muujin in ujeedada ila heer wax uga qabaan.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo sheekooyinka, wada hadal, warbixin, war oo ku sabsan maaddo caan ah wuu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay oo waxna wuu ka dhihikara iyo farqiyada qarkood.

Ardeyga wuu muujin in uu fahmayo farriin iyo tilmaamo afka looga sheegay oo sharaxad badan leh oo ku muujin in ujeedada si wanagsan wax uga qabaan.

(5)

Shuruuda aqoonta

Fahanka akhriska Koorso A (A1-/A1)

Ardeyga wuu doonankara iyo oo fahmikara warbixin fudud kusabsan xalad nolol maalmeedka oo caanka ah.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga wuu doonta iyo wuu fahma warbixin markeey noqoto ereyada caanka ah iyo calaamadaha.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu doonta iyo wuu fahma warbixin markeey noqoto ereyada caanka ah iyo calaamadaha iyo tacbiiro fudud.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu doonta iyo wuu fahma warbixin markeey noqoto ereyada caanka ah iyo calaamadaha iyo tacbiiro fudud iyo jumlado.

Koorso B (A1/A2)

Ardeyga wuu akhrinkara,fahmikara iyo isticmaalikara qoralo fudud oo kusabsan xalad nolol maalmeedka caanka.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga wuu aqriya qooral oo sheekooyin la waafajiyay iyo sharaxaad leh oo ku sabsan maaddo caan ah wuu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay.

Ardeyga wuu muujin in oo fahmayo farriin shaqsiyan, warbixin la taaban karo iyo tilmaam gaban, caad oo fudud oo ku muujin in ujeedada si caqligal ah wax uga qabaan.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyada wax loo aqriyo qarkood oo ku muujin in ujeedada si caqligal ah.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu aqriya qooral oo sheekooyin la waafajiyay iyo sharaxaad leh oo ku sabsan maaddo caan ah wuu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay oo waxna wuu ka dhihikara.

Ardeyga wuu muujin in oo fahmayo farriin shaqsiyan, warbixin la taaban karo iyo tilmaam gaban, caad oo fudud oo ku muujin in ujeedada ila heer wax uga qabaan.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyada wax loo aqriyo qarkood oo ku muujin in ujeedada ila heer.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu aqriya qooral oo sheekooyin la waafajiyay iyo sharaxaad leh oo ku sabsan maaddo caan ah wuu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay oo waxna wuu ka dhihikara oo waxna wuu ka dhihikara iyo farqiyada qarkood.

Ardeyga wuu muujin in oo fahmayo farriin shaqsiyan, warbixin la taaban karo iyo tilmaam gaban, caad oo fudud oo ku muujin in ujeedada si wanagsan wax uga qabaan.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyada wax loo aqriyo qarkood oo ku muujin in ujeedada si wanagsan.

(6)

Koorso C (A2/A2+)

Ardeyga wuu akhrinkara,fahmikara iyo isticmaalikara qoralo fudud oo badana la isticmaalo oo kusabsan xalad nolol maalmeedka, nolosha bulshada iyo nolosha shaqada.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga wuu akhriya qooral oo sheekooyin gaban iyo sharaxaad leh oo ku sabsan maaddo caan ah wuu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay.

Ardeyga wuu doonta warbixin qaas ah oo wuu ka soo sarikara qoralada dacdaalada xaqiqaha, jawdal iyo jaantus oo fahfahin iyo warbixin fudud ka bixin.

Ardeyga wuu muujin in oo fahmayo farriin gaban, warbixin la taaban karo iyo tilmaam iyo xeer wuu muujin in ujeedada si caqligal ah wax uga qabaan.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyada wax loo akhriyo kala duwan ey ku xirantahay sababta qoralka loo akhrinaayo oo ku muujin in ujeedada si caqligal ah.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu akhriya qooral oo sheekooyin gaban iyo sharaxaad leh oo ku sabsan maaddo caan ah wuu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay oo waxna wuu ka dhihikara.

Ardeyga wuu doonta warbixin qaas ah oo wuu ka soo sarikara qoralada dacdaalada xaqiqaha, jawdal iyo jaantus oo fahfahin iyo warbixin horumarsan ka bixin.

Ardeyga wuu muujin in oo fahmayo farriin gaban, warbixin la taaban karo iyo tilmaam iyo xeer wuu muujin in ujeedada ila heer wax uga qabaan.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyada wax loo akhriyo kala duwan ey ku xirantahay sababta qoralka loo akhrinaayo oo ku muujin in ujeedada ila heer.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu akhriya qooral oo sheekooyin gaban iyo sharaxaad leh oo ku sabsan maaddo caan ah wuu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay oo waxna wuu ka dhihikara oo waxna wuu ka dhihikara iyo farqiyada qarkood.

Ardeyga wuu doonta warbixin qaas ah oo wuu ka soo sarikara qoralada dacdaalada xaqiqaha, jawdal iyo jaantus oo fahfahin iyo warbixin aad u horumarsan ka bixin.

Ardeyga wuu muujin in oo fahmayo farriin gaban, warbixin la taaban karo iyo tilmaam iyo xeer wuu muujin in ujeedada si wanagsan wax uga qabaan.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyada wax loo akhriyo kala duwan ey ku xirantahay sababta qoralka loo akhrinaayo oo ku muujin in ujeedada si wanagsan.

(7)

Koorso D (B1/B1+)

Ardeyga wuu akhrinkara,fahmikara iyo isticmaalikara qoralo fudud oo xooga adag oo nolol maalmeedka, nolosha bulshada iyo nolosha shaqada.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga wuu akhriya qooral oo sheekooyin, sharaxaad iyo dood oo ku sabsan maaddo caan ah wuu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay.

Ardeyga wuu doonta warbixin qaas ah oo wuu ka soo sarikara qoralada dacdaalada xaqiqaha oo warbixnta wada hadal fudud ka subinkara.

Ardeyga wuu muujin in oo fahmayo warbixin la taaban karo iyo tilmaam iyo xeer wuu muujin in ujeedada si caqligal ah wax uga qabaan.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyada wax loo aqriyo kala duwan ey ku xirantahay sababta qoralka loo aqrinaayo oo ku muujin in ujeedada si caqligal ah.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu akhriya qooral oo sheekooyin, sharaxaad iyo dood oo ku sabsan maaddo caan ah wuu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay oo waxna wuu ka dhihikara.

Ardeyga wuu doonta warbixin qaas ah oo wuu ka soo sarikara qoralada dacdaalada xaqiqaha oo warbixnta wada hadal horumarsan ka subinkara.

Ardeyga wuu muujin in oo fahmayo warbixin la taaban karo iyo tilmaam iyo xeer wuu muujin in ujeedada ila heer wax uga qabaan.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyada wax loo aqriyo kala duwan ey ku xirantahay sababta qoralka loo aqrinaayo oo ku muujin in ujeedada ila heer.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu akhriya qooral oo sheekooyin, sharaxaad iyo dood oo ku sabsan maaddo caan ah wuu soo koobikaro waxa ugu muhimsan ey kusabsantahay oo waxna wuu ka dhihikara oo waxna wuu ka dhihikara iyo farqiyada qarkood.

Ardeyga wuu doonta warbixin qaas ah oo wuu ka soo sarikara qoralada dacdaalada xaqiqaha oo warbixnta wada hadal aad u horumarsan ka subinkara.

Ardeyga wuu muujin in oo fahmayo warbixin la taaban karo iyo tilmaam iyo xeer wuu muujin in ujeedada si wanagsan wax uga qabaan.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyada wax loo aqriyo kala duwan ey ku xirantahay sababta qoralka loo aqrinaayo oo ku muujin in ujeedada si wanagsan.

(8)

Shuruuda aqoonta

Wada hadalka afka Koorso A (A1-/A1)

Ardeyga wuu la xiriirikara bulshada hadii la kaalmeeyo oo wuu ka sheekeeyn kara nolol maalmeedka oo caanka u ah.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga wuu ka qeyb qaata wada hadal fudud oo nolol maalmeedka kusabsan oo wuxu isticmaali ereyo iyo salaamaha fudud iyo wuu weydinkara, wuu ka jawabikara su’aalo baahi markas u qabo.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyo, tilmaam, su’aalo si loo fahmo iyo wax u fahmo oo ku muujin in ujeedada si caqligal ah.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu ka qeyb qaata wada hadal fudud oo nolol maalmeedka kusabsan oo wuxu isticmaali ereyo iyo tacbiirada caanka ah iyo wuu weydinkara, wuu ka jawabikara su’aalo baahi markas u qabo.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyo, tilmaam, su’aalo si loo fahmo iyo wax u fahmo oo ku muujin in ujeedada ila heer.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu ka qeyb qaata wada hadal fudud oo nolol maalmeedka kusabsan oo wuxu isticmaali ereyo, tacbiiro iyo jumlado iyo wuu weydinkara, wuu ka jawabikara su’aalo baahi markas u qabo.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyo, tilmaam, su’aalo si loo fahmo iyo wax u fahmo oo ku muujin in ujeedada si wanagsan.

Koorso B (A1/A2)

Ardeyga hadi la kaalmeeyo wada xiriir wuu subixkara kusabsan xalad nolol maalmeedka.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga wuu ka qeyb qaata wada kusabsan maado caan oo wuxu ka dhihikara waxa laga hadlayo,oo su’aalo weydinkara,w uuna ka jawabikara oo ila in heer dhawriyaa wada hadalka.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyo la isku fahmo iyo wax u fahmo oo ku muujin in ujeedada si caqligal ah.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu ka qeyb qaata wada kusabsan maado caan oo wuxu ka dhihikara waxa laga hadlayo,oo su’aalo weydinkara,w uuna ka jawabikara oo ila in wanagsan dhawriyaa wada hadalka.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyo la isku fahmo iyo wax u fahmo oo ku muujin in ujeedada ila heer.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu ka qeyb qaata wada kusabsan maado caan oo wuxu ka dhihikara waxa laga hadlayo,oo su’aalo weydinkara,w uuna ka jawabikara oo aad u wanagsan dhawriyaa wada hadalka.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyo la isku fahmo iyo wax u fahmo oo ku muujin in ujeedada si wanagsan.

(9)

Koorso C (A2/A2+)

Ardeyga wuu garan, hadi in yar loo waafajiyo la cawiyo, sida ujeeda iyo qoka ula hadli laha, oo luqad fudud bu isticmaali kusabsan xalad nolol maalmeed, nolosha bulshada iyo nolosha shaqada.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga wuu ka qeyb qaata wada kusabsan maado caan oo wuxu ka dhihikara waxa laga hadlayo,oo su’aalo weydinkara,w uuna ka jawabikara oo ila in heer wada hadalka iyo dooda horey u siiwadikara.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyo sahlaayo wada hadalka oo ku muujin in ujeedada si caqligal ah.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu ka qeyb qaata wada kusabsan maado caan oo wuxu ka dhihikara waxa laga hadlayo,oo su’aalo weydinkara,w uuna ka jawabikara, wada hadalka iyo dooda horey u siiwadikara.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyo sahlaayo wada hadalka oo ku muujin in ujeedada ila heer.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu ka qeyb qaata wada kusabsan maado caan oo wuxu ka dhihikara waxa laga hadlayo,oo su’aalo weydinkara,w uuna ka jawabikara, wada hadalka iyo dooda horey u siiwadikara oo wuu si badinkara iyo balaarinkara.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyo sahlaayo wada hadalka oo ku muujin in ujeedada si wanagsan.

Koorso D (B1/B1+)

Ardeyga wuu garan, hadi in yar loo waafajiyo, sida ujeeda iyo qofka ula hadli laha, oo kusabsan xalad nolol maalmeed, nolosha bulshada iyo nolosha shaqada.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga wuu ka qeyb qaata wada kusabsan maado caan oo wuxu ka dhihikara waxa laga hadlayo oo fikradiisa si fudud uga hadlikara oo su’aalo weydinkara,w uuna ka jawabikara oo ila in heer wada hadalka iyo dooda horey u siiwadikara.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyo xalinaayo dhibaatada ka imaato wada hadalka oo ku muujin in ujeedada si caqligal ah.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu ka qeyb qaata wada kusabsan maado caan oo wuxu ka dhihikara waxa laga hadlayo oo fikradiisa si horumarsan uga hadlikara oo su’aalo weydinkara,w uuna ka jawabikara, wada hadalka iyo dooda horey u siiwadikara.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyo xalinaayo dhibaatada ka imaato wada hadalka oo ku muujin in ujeedada ila heer.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu ka qeyb qaata wada kusabsan maado caan oo wuxu ka dhihikara waxa laga hadlayo oo fikradiisa si aad u horumarsan uga hadlikara oo su’aalo weydinkara,w uuna ka jawabikara, wada hadalka iyo dooda horey u siiwadikara oo wuu si badinkara iyo balaarinkara.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyo xalinaayo dhibaatada ka imaato wada hadalka oo ku muujin in ujeedada si wanagsan.

(10)

Shuruuda aqoonta

Soo saarida hadalka afka Koorso A (A1-/A1)

Ardeyga hadii la kaalmeeyo wuu ku hadlikara luqad fudud oo kusabsan xalad caan u ah oo shaqsigisa kusabsan.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga wuxu isticmaali marku hadlaayo ereyo caadiga ah iyo tacbiir fudud marku ka sheekeyn arrimo shaqsiyan iyo wixi waayo aragnimo.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyo kala duwan iyo tilmaamo si loo fahmo iyo wax u fahmo oo ku muujin in ujeedada si caqligal ah.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuxu isticmaali marku hadlaayo ereyo iyo tacbiirada caanka ah marku ka sheekeyn arrimo shaqsiyan iyo wixi waayo aragnimo.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyo kala duwan iyo tilmaamo si loo fahmo iyo wax u fahmo oo ku muujin in ujeedada ila heer.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuxu isticmaali marku hadlaayo ereyo iyo tacbiiro iyo jumlado marku ka sheekeyn arrimo shaqsiyan iyo wixi waayo aragnimo.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali nuucyo kala duwan iyo tilmaamo si loo fahmo iyo wax u fahmo oo ku muujin in ujeedada si wanagsan.

Koorso B (A1/A2)

Ardeyga hadii la kaalmeeyo wuu ku hadlikara luqad fudud oo wuxu isticmaali jirkiisa oo kusabsan xalad caan u ah oo nolol maalmeedka.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga nuuc fudud buu isticmaali marku ka sheekeyn arrimo shaqsiyan, waayo aragnimo iyo dad, meel, dacdaalo uu garanaayo.

Ardeyga si la

fahmikaro bu hadli iyo ila in heer xariirsan.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali dhoor nuuc loo fahmo oo ku muujin in ujeedada si caqligal ah.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga nuuc horumarsan buu isticmaali marku ka sheekeyn arrimo shaqsiyan, waayo aragnimo iyo dad, meel, dacdaalo uu garanaayo.

Ardeyga si oo waa la fahmikaro bu hadli iyo si wanagsan iskugu xariirsan.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali dhoor nuuc loo fahmo oo ku muujin in ujeedada ila heer.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga nuuc aad u horumarsan buu isticmaali marku ka sheekeyn arrimo shaqsiyan, waayo aragnimo iyo dad, meel, dacdaalo uu garanaayo.

Ardeyga si fahmaayo bu hadli iyo si aad u wanagsan iskugu xariirsan.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali dhoor nuuc loo fahmo oo ku muujin in ujeedada si wanagsan.

(11)

Koorso C (A2/A2+)

Ardeyga hadii la kaalmeeyo wuu ku hadlikara luqad fudud oo wuxu isticmaali jirkiisa oo kusabsan xalad caadi u ah oo nolol maalmeedka, nolosha bulshada iyo nolosha shaqada.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga nuuc fudud buu isticmaali marku ka sheekeyn arrimo shaqsiyan, waayo aragnimo iyo fikrado iyo bixinkaro talo fudud iyo tilmaam.

Ardeyga si la

fahmikaro bu hadli iyo ila in heer xariirsan iyo wuu muujin in uu isticmaalikaro luqada dhoor nuuc.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali dhoor nuuc si oo xiriirka wada hadalka u ficnaado oo ku muujin in ujeedada si caqligal ah.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga nuuc horu- marsan buu isticmaali marku ka sheekeyn ar- rimo shaqsiyan, waayo aragnimo iyo fikrado iyo bixinkaro talo fu- dud iyo tilmaam.

Ardeyga si oo waa la fahmikaro bu hadli iyo si wanagsan isku- gu xariirsan iyo wuu muujin in uu isticmaa- likaro si aad u ficaan luqada dhoor nuuc.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali dhoor nuuc si oo xiriirka wada hadalka u ficnaado oo ku muujin in ujeedada ila heer.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga nuuc aad u horumarsan buu istic- maali marku ka shee- keyn arrimo shaqsiyan, waayo aragnimo iyo fikrado iyo bixinkaro talo fudud iyo tilmaam.

Ardeyga si fahmaayo bu hadli iyo si aad u wanagsan iskugu xa- riirsan iyo wuu muujin in uu isticmaalikaro oo aad u ficaan luqada dhoor nuuc.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali dhoor nuuc si oo xiriirka wada hadalka u ficnaado oo ku muujin in ujeedada si wanagsan.

Koorso D (B1/B1+)

Ardeyga wuu ku hadlikara luqad oo kusabsan xalad guud iyo mid an eheen oo nolol maalmeedka, nolosha bulshada iyo nolosha shaqada.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga nuuc fudud buu isticmaali marku ka sheekeyn arrimo dhaceyn, waayo aragnimo iyo fikrado iyo bixinkaro talo iyo tilmaam.

Ardeyga si habsami bu hadli iyo ila in heer xariirsan iyo wuu muujin in uu isticmaalikaro luqada dhoor nuuc.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali dhoor nuuc si oo xiriirka wada hadalka u ficnaado oo ku muujin in ujeedada si

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga nuuc horu- marsan buu isticmaali marku ka sheekeyn ar- rimo dhaceyn, waayo aragnimo iyo fikrado iyo bixinkaro talo iyo tilmaam.

Ardeyga si habsami wanagsan bu hadli iyo si wanagsan iskugu xa- riirsan iyo wuu muujin in uu isticmaalikaro si aad u ficaan luqada dhoor nuuc.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali dhoor nuuc si oo xi- riirka wada hadalka u ficnaado oo ku muujin

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga nuuc aad u horumarsan buu isticmaali marku ka sheekeyn arrimo dhaceyn, waayo aragnimo iyo fikrado iyo bixinkaro talo iyo tilmaam.

Ardeyga si habsami aad u wanagsan bu hadli iyo si aad u wa- nagsan iskugu xariir- san iyo wuu muujin in uu isticmaalikaro oo aad u ficaan luqa- da dhoor nuuc.

Ardeyga wuu dalban oo wuu isticmaali dhoor nuuc si oo

(12)

Shuruuda aqoonta

Aqoonta qoralka Koorso A (A1-/A1)

Ardeyga wuu xalinkara xalado caan u ah oo qoral la isticmaalayo.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga saxiixa oo qorikara iyo wu buxinkara ila xad warbixinta shaqsiyan oo ku buxinkara foom joogtada loo isticmaalo oo fudud.

Ardeyga wuu ka qorankara warbixinta wuxu markas baahida u qabo oo muujin ujeedada si caqligal ah.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga saxiixa oo qorikara iyo wu buxinkara warbixinta shaqsiyan oo ku buxinkara foom joogtada loo isticmaalo dhib uga shaqiynkara.

Ardeyga wuu ka qorankara warbixinta wuxu markas baahida u qabo oo muujin ujeedada ila heer.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga saxiixa oo qorikara iyo wu buxinkara warbixinta shaqsiyan oo ku buxinkara foom joogtada loo isticmaalo.

Ardeyga wuu ka qorankara warbixinta wuxu markas baahida u qabo oo muujin ujeedada si wanagsan.

Koorso B (A1/A2)

Ardeyga wuu ku qorikara gacanta iyo combuterka qoral fudud sido wada xiriir kusababsan nolol maalmeedka.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga wuu qora farriino fudud oo la fahmikaro, salan iyo qoralo ardeyga quseyo iyo arrimo oo la soo kulmay.

Ardeyga wuu abuura qoral ujeedada si caqligal ah ula socdo.

Ardeyga wuu dalbaan oo wuu isticmaale nuucyo kala duwan oo sida wax loo qoro oo muujin ujeedada si caqligal ah.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu qora farriino fudud oo waa la fahmikara, salan iyo qoralo ardeyga quseyo iyo arrimo oo la soo kulmay.

Ardeyga wuu abuura qoral ujeedada ila heer ula socdo.

Ardeyga wuu dalbaan oo wuu isticmaale nuucyo kala duwan oo sida wax loo qoro oo muujin ujeedada ila heer.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu qora farriino fudud oo la fahmaayo, salan iyo qoralo ardeyga quseyo iyo arrimo oo la soo kulmay.

Ardeyga wuu abuura qoral ujeedada si wa- nagsan ula socdo.

Ardeyga wuu dalbaan oo wuu isticmaale nuucyo kala duwan oo sida wax loo qoro oo muujin ujeedada si wanagsan.

(13)

Koorso C (A2/A2+)

Ardeyga wuu qorikara qoralo fudud oo waafajisan oo ujeedo iyo qof kusocdo oo ujeedada tahay wada xiriir kusabsan nolol maalmeedka, nolosha bulshada iyo nolosha shaqada.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga wuu qora qoralo micnaleh oo la fahmikaro oo kusabsan wayo aragnimo, aragti, salan iyo qoralo ardeyga quseyo iyo arrimo oo la soo kulmay, dacdaalada xaqiqaha iyo qoralo ardeyga caan u ah.

Ardeyga wuu abuura qoral ujeedada si caqligal ah oo ka muuqato qoraladisa ila heer ereya iyo jumlad sida ey u dhisantahay kala duwan.

Ardeyga wuu dalbaan oo wuu isticmaale nuucyo kala duwan oo sida wax loo qoro oo muujin ujeedada si caqligal ah.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu qora qoralo micnaleh oo waa la fahmikara oo kusabsan wayo aragnimo, aragti, salan iyo qoralo ardeyga quseyo iyo arrimo oo la soo kulmay, dacdaalada xaqiqaha iyo qoralo ardeyga caan u ah.

Ardeyga wuu abuura qoral ujeedada ila heer oo ka muuqato qoraladisa aad u ficaan ereya iyo jumlad sida ey u dhisantahay kala duwan.

Ardeyga wuu dalbaan oo wuu isticmaale nuucyo kala duwan oo sida wax loo qoro oo muujin ujeedada ila heer.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu qora qoralo micnaleh oo la fahmaayo oo kusabsan wayo aragnimo, aragti, salan iyo qoralo ardeyga quseyo iyo arrimo oo la soo kulmay, dacdaalada xaqiqaha iyo qoralo ardeyga caan u ah.

Ardeyga wuu abuura qoral ujeedada si wanagsan oo ka muuqato qoraladisa aad iyo aad u ficaan ereya iyo jumlad sida ey u dhisantahay kala duwan.

Ardeyga wuu dalbaan oo wuu isticmaale nuucyo kala duwan oo sida wax loo qoro oo muujin ujeedada si wanagsan.

(14)

Koorso D (B1/B1+)

Ardeyga wuu qorikara qoralo fudud oo waafajisan oo ujeedo iyo qof kusocdo oo ujeedada tahay wada xiriir guud iyo mid aan eheen oo kusabsan nolol maalmeedka, nolosha bulshada iyo nolosha shaqada.

Shahaado E Shahaado D Shahaado C Shahaado B Shahaado A

Ardeyga wuu qora qoralo oo habsami ah oo wax sharaxaayo, wax ka sheekeynaayo iyo qoralo ardeyga caan u ah.

Ardeyga wuu abuura qoral ujeedada si caqligal ah oo ila heer ereya iyo jumlad sida ey u dhisantahay kala duwan.

Ardeyga ila her kalsooni baa qoralkiisa ka muuqato naxwa fudud iyo mid horumarsan.

Ardeyga wuu qoran qoralo wuu isku geysan oo ujeedada si caqligal ah wuu qoran qoralo xasuusiyan.

Ardeyga wuu dalbaan oo wuu isticmaale nuucyo kala duwan oo sida wax loo qoro oo muujin ujeedada si caqligal ah.

Shahadada D waxa hele hadii shuruuda aqoonta E buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu qora qoralo oo habsami ila heer ah oo wax sharaxaayo, wax ka sheekeynaayo iyo qoralo ardeyga caan u ah.

Ardeyga wuu abuura qoral ujeedada ila heer oo si wanagsan ereya iyo jumlad sida ey u dhisantahay kala duwan.

Ardeyga kalsooni wanagsan baa qoralkiisa ka muuqato naxwa fudud iyo mid horumarsan.

Ardeyga wuu qoran qoralo wuu isku geysan oo ujeedada ila heer wuu qoran qoralo xasuusiyan.

Ardeyga wuu dalbaan oo wuu isticmaale nuucyo kala duwan oo sida wax loo qoro oo muujin ujeedada ila heer.

Shahadada B waxa hele hadii shuruuda aqoonta A buxisid iyo in ka badan kala bar C.

Ardeyga wuu qora qoralo oo habsami wanagsan ah oo wax sharaxaayo, wax ka sheekeynaayo iyo qoralo ardeyga caan u ah.

Ardeyga wuu abuura qoral ujeedada si wanagsan oo aad u wanagsan ereya iyo jumlad sida ey u dhisantahay kala duwan.

Ardeyga kalsooni aad u wanagsan baa qoralkiisa ka muuqato naxwa fudud iyo mid horumarsan.

Ardeyga wuu qoran qoralo wuu isku geysan oo ujeedada si wanagsan wuu qoran qoralo xasuusiyan.

Ardeyga wuu dalbaan oo wuu isticmaale nuucyo kala duwan oo sida wax loo qoro oo muujin ujeedada si wanagsan.

References

Related documents

Elevul citeşte texte de- scriptive şi narative per- sonalizate pe teme fa- miliare şi demonstrează înţelegerea lor prin a face rezumate simple asupra conţinutului principal

Учащийся демонстри- рует понимание крат- кого пересказа собы- тий, бесед, информа- ции и адаптированных новостей на хорошо знакомые ему/ей темы, делая

Učenik pokazuje razu- mevanje kratkih, jasnih uputstava i propisa, i to tako što na relativno vrlo zadovoljavajući način postupa shodno njima.. Učenik na svrsisho- dan način bira

El alumno demuestra que comprende inst- rucciones orales simples y comunes actuando a partir de ellas de forma relativamente eficaz.. La nota B signi- fica que se han alcanzado

ەیەه یڵااب یکێروەد رابەل یکەیەوێش ەب راک ینایژ و ەوەی یتەیڵاەمۆک یووڕ ەل ،ەناژۆر یراک ۆب نامز ینانێهراکەب ۆب راکدنێوخ یاناوت یجرەم ڵەگەل تێجنووگب ەک كەیەوێش

นักเรียนแสดงให้เห็นว่า เข้าใจจากการเล่าสั้นๆถึง เหตุการณ์ บทสนทนา และ

እቲ ዚወሃብ ትምህርቲ፤ ሰለስተ ክፋል ማለት፤ 1ይ 2ይ 3ይ ዚብል፤ ናይቶም ተመሃሮ ድሕሪ-ባይታ፤ ኩነታት ከምኡውን ዕላማታት ኣብ ግምት ዘእተወ፤ ነንበይኑ ናይ ትምህርቲ መስመራት ዘለዎ እዩ። እቲ 1ይ መስመር፤ ናይ Aን ናይ Bን ትምህርቲታት ዘጠቓልል ኮይኑ፤ 2ይ ድማ

Öğrenci tekrarlanan ve kısa olan olaylar, ko- nuşmalar, enformasyon ve iyi bilinen konularla ilgili uygun haberlerin ana içeriği hakkında basit özetler yapmak