• No results found

Familjecentrum Prisman

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2022

Share "Familjecentrum Prisman"

Copied!
2
0
0

Loading.... (view fulltext now)

Full text

(1)

Ku soo dhawow

Familjecentrum Prisman

Familjecentrum Prisman waa goob kulan oo loogu talogalay dadka waa- lidka noqon doona/waalidiinta mustaqbalka iyo waalidiinta leh caruur da’doodu tahay 0-6 sano jir. Isla hal meel ayaa lagu bixinayaa adeegyo kala duwan oo muhiim u ah caafimaadka iyo daryeelka carruurta iyo waalidiinta. Waxa halkan jooga umulisooyin, kalkaalisada-BVC, la-talinta arrimaha bulshada iyo xanaanada furan. Dhammaan shaqaalaha waxqabadka waxay saaran waajibaad sir ah.

Xanaanada furan

Ku soo dhowow inaad la kulanto carruur- ta kale iyo waalidiinta kale. Halkan ayaad ku ciyaari kartaa, wax abuuri kartaa, heesi kartaa, wax akhri kartaa oo aad ka qaybqaadan kartaa waxqabadyadayada.

Wax kharash ah ma bixineysid inaad soo baxo iyadoo aad adiga masuul ka tahay ilmahaaga/caruurtaada. Waxa jira qaxwe aad adigu kharashka isa bixineyso.

Furan isniin–jimce

Salaasada oo loogu talagalay kaliya carruurta ilaa 1 sano jirka ah Jimcaha oo loogu talagalay kaliya carruurta ilaa 2 sano jir ah Maalmaha kale 0–6 sano jirada

Kalkaalisada-BVC

Kalkaalisada BVC-da waxay bixisaa talo iyo taageero waalidnimada iyo arrimaha ku saabsan caafimaadka iyo horumar- ka ilmahaaga. Kooxaha waalidnimada waxaad ka heli doontaa macluumaad dheeraad ah iyo fursad aad kula wa- daagto khibradaada.

Kalkaalisada-BVC waxa la heli karaa Arbacada galinka hore.

La-talinta bulshada

Kaaliyaha qoysku waxa uu talo iyo taa- geero kaa siinayaa waxyaalaha yar-yar iyo kuwa waaweynba. Waxaad sidoo kale macluumaad ka heli kartaa waxa uu adeega bulshadu kuu qaban karro xaala- daha kala duduwan.

Kaaliyaha qoysku waxa uu meesha joogaa isniinta ilaa khamiista galinka hore.

Umulisada

Ummulisada waxay ka caawisaa la-ta- linta iyo waqti qabsiga. Waxbarashada waalidiinta ee loogu tallo galay waalidi- inta mustaqbalka taas oo lagu qabtaa xarumaha qoyska (Familjecentrum Prisman).

Umulisada waxay meesha joogta salaasada galinka hore.

(2)

Familjecentrum Prisman

Cinwaanka booqashada: Varbergsvägen 50, 511 61 Skene

Familjecentrum Prisman

Telefoon: +46 (0)320 21 74 75

E-maylka: familjecentrumprisman@mark.se

MACLUUMAADKA XIDHIIDHKA IYO SAACADAHA FURITAANKA Familjecentrum Prisman waxay furan tahay isniin–jimce

Macluumaad faahfaahsan oo ku sabsan saacadaha furitaanka ka fiiri:

mark.se/prisman

Fadlan nagala soco bogga Facebooksida ee:

facebook.se/familjecentrumprisman

Familjecentrum Prisman waxay ka kooban tahay:

Xanaanada furan -

ee loogu tallo galay dadka waalidka noqon doona iyo dhamaan carruurta 0–6 år

Macallimiinta xanaanada, kalkaaliyayaasha iyo barayaal ayaa maalin kasta jooga xanaanada furan

Kalkaalisada-BVC

Kalkaalisada-BVC waxay Familjecentrum Prisman joogtaa arbacada galinka hore

Umulisada

Umulisada waxay Familjecentrum Prisman joogta salaasada galinka hore

La-talinta bulshada

Kaaliyaha qoysku waxa uu meesha joogaa isniinta ilaa khamiista galinka hore

Somaliska - Soomaali

References

Related documents

Öppna förskolan - för blivande föräldrar och alla med barn 0–6 år Förskollärare, barnskötare och pedagog finns på öppna förskolan varje

Familjecentrum Prisman waa goob kulan oo dadka waalidka noqon doona iyo kuwa leh carruurta da’doodu u dhaxayso 0–6 sanno jir.. Isla goob kaliya ayaa lagu bixinayaa adeegyo

Höstterminen börjar igen

Utbildning i hjärt- och lungräddning med fokus på barn Ledare: Peter Persson, utbildad av Svenska rådet för hjärt- och lungräddning.. Anmälan är inte giltig innan betalning

Lokalbokning Familjecentrum Prisman Fritid- och föreningsutveckling Badverksamhet. Kultur- och

Anmälan är inte giltig innan betalning skett, vid förhinder/avbok- ning sker ingen

Utbildningsutskottet ställer sig bakom förslaget till budget 2013 och verksamhetsplan 2014-2015, samt förslag till taxor och avgifter för

Utbildningsutskottet föreslår kommunstyrelsen att de medel som är avsatta för kulturskola, 500 000 kronor, istället avsätts för förstärkning av ämnena bild, musik, idrott