• No results found

Tieto Edu användarmanual somaliska

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2022

Share "Tieto Edu användarmanual somaliska"

Copied!
16
0
0

Loading.... (view fulltext now)

Full text

(1)

” Tieto Edu-app – somaliska”

Jadwalka caruurta

App loogu talo galay waalidiinta

(2)

Ka soo dejiso Appka Tieto Edu Google play ama App Store, kuna gal nambar sireedkaaga Bank ID

(3)

Aragtida guud ee jadwalka caruurta.

(4)

Diiwaangelinta jadwalka caruuta.

(5)

Dooro cunug oo diiwaan geli jadwalka.

(6)

Diiwaan geli- kadib dir- oo xaqiiji.

(7)

Siyaabo kala duwan oo loo soo bandhigi karo macluumaadka jadwalka.

(8)

Diiwaan gelinta cunuga jadwalkiisa iyo u sii dirida walaalaha.

Tusaalahan wuxuu ku tusayaa diiwaan gelinta jadwalka ee Tova. Waxaa la diiwaan geliyey wakhtiyada asbuuca 37aad. Waxaa kaloo suurtogal ah in la diiwaangeliyo fasaxyada asbuuca hadda socda. Waxaa kaloo loo sii diri karaa jadwalka walaalaha cunaga la dhashay. Tusaale waxaa loo dirayaa Lisa. Si aad ugu dirto Lisa riix/guji ”Skicka in”. Waalidkuna wuxuu helayaa xaqiijin .

(9)

Haddii la rabo in jadwalka lagu celceliyo toddobaadyada oo dhan.

Waalidku si fudud ayuu u koobiyeysan karaa jadwalka asbuuca 39aad hadii uu rabo inuu sii isticmaalo usbucyada xiga jadwalkaan. Calaamadee ”Alla veckor”. Kadib riix/guji ”bekräfta” si aad hore ugu sii socoto oo aad u hubiso macluumaadkaaada.

(10)

Haddii jadwalka lagu soo celcelinayo asbuucyo gaar ah.

Xitaa waad koobiyeysan kartaa ama ku soo celin kartaa asbuuca 39aad tusaale ahaan asbuuc dhaaf ama saddex

asbuucba mar haddii aad leedahay jadwal wareega.

(11)

Dir jadwalka.

Skriv här

Dhamaan toddobaadyada loogu talogalay jadwalka cusub ayaa la soo bandhigayaa. Waxaa kaloo suurtogal ah in jadwalka loo koobiyeyn karo walaalaha. Riix/guji ”Skicka in”. Marka aad saas sameyso labadoodaba waxay helayaan jadwal cusub.

(12)

Labada waalid ee kala degan laba cinwaan oo kala duwan wakhtiyadooduna kala duwan yihiin.

Tusaale sida laba waalid oo aan isla daganeyn. Waan galayaa oo waan arkayaa waalidka kale wakhtiyadiisa sida asbuuca 33.

Aniga ayey ila joogtaa Lisa asbuuca 35aad sidaas darteed waan arkaa wakhtiyadayda.

(13)

Isku dhaca ka imaanaya wakhtiyada labada waalid

Waxaan diiwaan gelinayaa jadwalka asbuuca 37, inkasta oo waalidka kale mar hore diinwaangeliyey wakhti.

Aniga waxaan helayaa digniin in aan abuuray isku dhac wakhti, laakiin dir jadwalka.

(14)

Tirtir oo hagaaji wakhtiyada isku dhaca.

Waxaan isku dayayaa inaan beddelo wakhtiga asbuuca mar kale,

wakhtigaas oo ah kan isku dhacu ka yimid.

Suurtogalna ma aha in la beddelo.

Aniga marka ugu horeysa waxaa khasab igu ah in aan tirtiro wakhtigayga, wakhtiyadaas aan tirtirayo oo ah maalmaha taagan een diiwaangeliyey ee asbuuca 37aad.

(15)

Soo bandhigida jadwalka ee labada waalid ee diiwaan geliyey maalmo kala duwan.

Tusaale ahaan marka labada waalid ay haystaan jadwal maalin dhaaf ah inta lagu gudo jiro asbuuca 36.

(16)

Appkan waxaad kaloo u isticmaali kartaa:

 Waxaad hubin kartaa amaba beddeli kartaa warbixinadaada shakhsiyadeed, gaar ahaan e-postadress iyo teleefoon nambarkaaga.

 Waxaad diiwaangelin kartaa maqnaanshaha cunugaaga

 Waxaad fariin qoraal ah u diri kartaa xanaanada ama firiitidheemka

References

Related documents

ንሰሙን 39 ክትቀድሕዋ ወይ ድማ ክትደግምዋ ትኽእሉ ኢኹም። ንኣብነት ሓደ ሰሙን ሕልፍ ኢልኩም ወይ ድማ ኣብ ሰሰለስተ ሰሙን እንድሕር ተኸታታሊ ውጥን

ًاضيا كيلع بجي هناف ديتيرفلاب رملأا قلعتي امدنع هنا ركذت Skola 24 ةطساوب ةسردملا يلا بايغلا غيلبتو ليجست... يذلا

نیدنچ یاراد رگا یم دیتسه دنزرف نامزمه دیناوت یرضاحریغ شرازگ .دییامن تبث ار اهنآ یور تروصنیا رد

Xusuusnow marka aad diiwaan galinayso maqnaanshaha cunuga firiitiidka leh inaad sidoo kale wargeliso dugsiga adigoo ku diinwaangalinaya Skola24... Dooro cunuga aad rabto inaad

Si tiene varios niños, puede registar varios simultáneamente , a través de seleccionar para cuales niños se aplica

Tänk på att när barnet ska vara ledigt en hel dag, välj Heldag oavsett vilka tider som ligger i schemat.. Har du flera barn kan du anmäla flera samtidigt genom att markera vilka

Teoreticky rozbor prece zerovefi piedstavuje dobni piehled solgel procesu pro piipravu tenhich vrstev a infromaci relevantnich k ovlivn€nl Wslednych vlastnostl

ديدج لودج ىلع اولصح ةوخلأا نم لك نلاا.لاسرا ىلع طغضا..