• No results found

4. 3. 2. Su'aal weydiinta waalidiinta-booqasho caafimaadka 2,5 sanno

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2022

Share "4. 3. 2. Su'aal weydiinta waalidiinta-booqasho caafimaadka 2,5 sanno"

Copied!
2
0
0

Loading.... (view fulltext now)

Full text

(1)

Su'aal weydiinta waalidiinta-booqasho caafimaadka 2,5 sanno

Magaca imaha: ______

Lambarka shakhsiga ilmaha:

Taariikhda: __________

Waxa ka jawaabey:

Luqada

1. Luqadee ayaa ilmaha lagula hadlaa?

2.

Imisa kalmadood ayuu ilmahaagu odhan karaa? (Kalmadaha in sax loogu dhawaaqo maaha, laakiin waa inaad fahanto waxa uu ilmahu leeyahay.) ⃞ 0 – 25 kalmadood

⃞ 25 – 50 kalmadood

⃞ wax ka badan 50 kalmadood

3.

Miyuu ilmahaagu isku xidhi karaa laba kalmadood ama wax ka badan oo uu jumlad yar ka sameeyo?

⃞ H a a ⃞ M a y a

4.

Awooda luqadu maaha oo kaliya in lagu hadlo ee waa in xataa la fahmo. Miyuu ilmahaagu fahmaa jumladaha dhaadheer, tusaale ahaan ”kursiga ka soo qaad madbakha/jikada”?

⃞ H a a ⃞ M a y a

(2)

5.

Miyuu ilmahaagu adeegsadaa tilmaanta halkuu hadal ka odhan lahaa?

⃞ Haa

⃞ Maya

6.

Miyey ilmahaaga dhibaato ka haysataa wax calalinta iyo/ama liqida?

⃞ Haa

⃞ Maya

7.

Miyuu wax badan ilmahaagu dhareeriyaa?

⃞ Haa

⃞ Maya

8.

Miya ad ka warwarsan tihiin/tahay hadalka iyo luqada ilmahaaga?

⃞ Haa

⃞ Maya

Su’aalo weydiinten aad sii buuxisey u sii qaado booqashada BVC, iyadoo awood u leh inay urruriyaan jawaabihiina.

References

Related documents

Haddii in kastoo uu qofka dadka u qora qalabka caawimaaddu ka dalbaday aadan soo celin qalabka caawimaadda waxaa kugu waajibaya megdhaw. Qofkaaga dadka u qora qalabka caawimaadda

På det hela taget är det lätt att ta sig fram i Stockholm till fots.. På det hela taget är det lätt att ta sig fram i Stockholm

Enligt Falkenbergs kommuns policy-och socialnämndens riktlinje för intern kontroll ska socialnämnden i januari fastställa rapporten för föregående års kontrollpunkter.. I

VYKRES MATERIAL POZNAMKA JED.. OZNACENI

• 14 mkr i rabatter kopplat till det statliga stödet - lägre hyresintäkter med 7 mkr under Q2.. • 99 % av hyrorna för

5-12. Vännerna leker kurragömma. Sara har räknat färdigt och hon börjar leta efter sina vänner. Hon springer runt, runt, men ser dem inte. De har gömt sig väl.. Det står

Inledningsvis kan konstateras att för rätt till personlig assistans enligt LSS under tid som den funktionshindrade vårdas tillfälligt på sjukhus krävs inte, till skillnad från

[r]