• No results found

Samtycke till vaccination mot covid

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2022

Share "Samtycke till vaccination mot covid"

Copied!
2
0
0

Loading.... (view fulltext now)

Full text

(1)

Oggolaanshaha tallaalka covid-19

Warbixin iyo usoo bandhigid tallaalka covid-19

Waxaa hadda jira tallaal loo qaato covid-19 oo lasoo ansixiyay oo loogu talo galay carruurta oo faa´idada laga helo loo yeeshay aqoon tii hore ka badan. Hey´adda caafimaadka dadwaynaha waxay soo jeedinaysaa tallaal caam ah oo loo qaadanayo covid-19 laga soo bilaabo da´da 12 sano, laga bilaabo 11 oktoobar 2021. Taladu waxay qusaysaa tallaalka aasaasiga ah ee labada jeer la qaadanayo ee tallaalka mRNA. Hey´adda caafimaadka dadwaynaha go´aankeeda waxaa la gaaray iyadoo laga eegayo waxa ilmaha u fiican, iyadoo loo arkay in qaadashada tallaalka dheefteeda ay ka badan halisaha ay ku keeni karto shaqsiqa ilmaha ah.

Waddanka Iswiidhan tallaalka covid-19 qofku ikhtiyaar buu u leeyahay bilaash buuna u yahay dhammaan dadka raba inay iska tallaalaan cudurka. Foomkaan waxaad kusoo sheegi kartaa haddii aad rabtid in ilmahaaga la tallaalo ama aan la tallaalin adigoo isku tillaab soo saaraya afar geesyada hoos ku yaal.

Haddii waalidku diido ama uusan oggolaansho soo gudbin waxay la micne tahay in ilmahaaga aan la tallaali doonin, haddii ilmuhu uusan isagu rabin in la tallaalo oo lagu qiimayn inuu yahay qof caqliyan qaangaar ah oo iskii u oggolaan kara tallaalka. Si waxtar dhamaystiran looga helo waxaa tallaalka la bixiyaa labo jeer oo asbuucyo u dhexeeyaan, warbixin intaa dheer waxaa la bixiyaa markii tallaalka la qaadanayo. Caddaynta tallaalka labada tallaalba way ku jiraan.

Tallaalka ka hor waxaan kaa codsanaynaa inaad kasoo jawaabtid su´aalaha ku jira Caddaynta xaaladda caafimaad ee qusaysa ilmahaaga ee aan kusoo lifaaqnay halkaan Hälsodeklaration inför vaccination mot covid-19.pdf (vgregion.se)

Caddaynta xaaladda caafimaad oo cusub ayaa la buuxinayaa ka hor tallaalka 2aad.

Magaca ilmaha: ---

Lambarka aqoonsiga shaqsiga ah ee ilmaha: --- ---

Haa, waan oggolahay in ilmahayga laga tallaalo covid-19

Maya, ma rabo in ilmahayga laga tallaalo covid-19

Saxiixa magaalada: Taariikhda:

---

Saxiixa waalidiinta/ cidda ilmaha ka mas´uulka ah Waadixinta magaca Telefoonka maalinta laga helo

(2)

---

Saxiixa waalidka/ cidda ilmaha ka mas´uulka ah Waadixinta magaca Telefoonka maalinta laga helo

Waxaa saxiixaya labada waalidba haddii mas´uuliyadda ay wadaagaan.

References

Related documents

Dawaada cadeyga ee ay ku jirto maadada Fluor waxaa ay ilkaha ka difaacdaa in uu soo gaadho dhaawac sidoo kale waxaa ay ilkaha u yeelaan quwad?. Talooyin fiican oo ku

Har barnet bedömts som tillräckligt mogen att själv besluta sig för att genomföra vaccinationen ska barnets vilja gälla även om det inte finns ett samtycke från

.ًاعم نيتعرجلا ةداهشلا لمشتو .حاقللا ذخأ دنع تامولعلما نم ديزم ىلع لصحت فوسو كلفط صوصخب حاقللا حيرصت يف ةدراولا ةلئسلأا ىلع بيجت نأ ًاضيأ كنم وجرن حاقللا ذخأ

Ako staratelj odbije ili ne da pristanak, to znači da se vaše dijete ne može vakcinisati, osim ako dijete samo želi da se vakciniše i ako se procijeni da je dostiglo takvu zrelost

.دناوتیم هدرک رداص ار نویسانیسکاو تیاضر شدوخ لفط تروصنارد دشاب هدیسر غولب هب شرمع و دوش نیسکاو هک دهاوخب هکنیارب رثا نویسانیسکاو لماک. دشاب ، نسکاو ود راب اب لصاوف هتفه

The decision by the Public Health Agency of Sweden is based on the best interests of the child, in which the benefits of vaccination are deemed to outweigh any risks for

Ellei huoltaja halua, että lapselle annetaan rokote, tai ellei rokotukselle ole annettu suostumusta, se merkitsee, ettei lapsellesi voida antaa rokotetta, ellei tämä itse halua

ከም ተወሳኺ ድማ እንታይ ዓይነት ጥቕሚ ኣሎዎ ዝምልከት ኣፍልጦ ኽህብ እዩ። ስለዚ ብዓል መዚ ህዝባዊ ኣገልግሎት ጥዕና ሽወደን ካብ 12 ዓመት ንላዕሊ ዝዕድመኦም ቈልዑ ካብ 11 ጥቅምቲ 2021 ጀሚሩ ዝውሃብ ሓፈሻዊ ክታበት ጸረ ኮቪድ-19 ክኽተቡ ይመክር። እቲ ምኽሪ