• No results found

Stockholms stad brukarundersökning Dagverksamhet 2021

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2022

Share "Stockholms stad brukarundersökning Dagverksamhet 2021"

Copied!
4
0
0

Loading.... (view fulltext now)

Full text

(1)

Stockholms stad brukarundersökning Dagverksamhet 2021

Q1

Su’aalo ku saabsan xarumaha maalinta ahi ee ka dhex jira daryeelka waayeelka

Qiimeyn la soo gaabiyay

Si adag u

khilaafsan

Khilaafsan Ma waafaqsani mana khilaafsani

Waafaqsan Si adag u

waafaqsan Ma garanayo

Badbaado ayaan ku haystaa xarunteyda maalinta ahi

Waan ku faraxsanahay xarunteyda maalinta ahi

Xarunteyda maalinta ahi waa sidii aan ka filayay ee aan rabay

Q2

Adeegga Shaqaalaha iyo hab-dhaqanka

Si adag u

khilaafsan

Khilaafsan Ma waafaqsani mana khilaafsani

Waafaqsan Si adag u

waafaqsan Ma garanayo

Shaqaalaha waxay iila dhaqmaan si wanaagsan

Shaqaalaha waxay dhageystaan rabitaankeyga

Waan ku kalsoonahay shaqaalaha

Q3

Saameyn ku yeelasho iyo ka qeyb-gal

Si adag u

khilaafsan

Khilaafsan Ma waafaqsani mana khilaafsani

Waafaqsan Si adag u

waafaqsan Ma garanayo

Waxaan fursad u helay inaan qalqaalsado maalmaha toddobaadka ee aan xaadiro xarunteyda maalinta ahi In la isiiyo waxqabad

maalmeedkaxarunta ayaamaha fasaxa toddobaadka waa ii muhiim In la isiiyo waxqabad maalmeedka xarunta fiidadka waa ii muhiim Saameyn waan ku yeelan karaa howl-qabadyada laga bixiyo xarunteyda maalinta ahi Waan garanayaa halka aan la xiriirayo haddii aan doonayo in aan gudbiyo aragti iyo cabasho.

(2)

Q4

Hawlo waxqabad

Si adag u

khilaafsan

Khilaafsan Ma waafaqsani mana khilaafsani

Waafaqsan Si adag u

waafaqsan Ma garanayo

Waan ku faraxsanahay howl- qabadyada yaalla xarunteyda maalinta ahi

Q5

Xaaladda Cuntada

Si adag u

khilaafsan

Khilaafsan Ma waafaqsani mana khilaafsani

Waafaqsan Si adag u

waafaqsan Ma garanayo

Cuntada waa mid dhadhan fiican leh

Xilliyada cunto-qaadashada waa qeyb farxad leh oo ka mid ah maalinta

Q6

Go’aanka caawimaadda

Si adag u

khilaafsan

Khilaafsan Ma waafaqsani mana khilaafsani

Waafaqsan Si adag u

waafaqsan Ma garanayo

Sarkaalka qaabilsan caawimaadda wuxuu iila dhaqmaa si wanaagsan

Q7

Xorriyadda kala doorashada

Haa Maya Madoonayo in aan kajawaabo

Ma og tahay inaad dooran kartid xaruntaada maalinta ahi?

Ma adiga ayaa si xor ah u doortay xarun maalintaada ?

(3)

Q8

Takoorka ka dhaca xarunta

Takoorku macnahiisu auxuu yahay in qof loola dhaqmo si aan sineen n (waxaa laga wadaa.in aanan loola dhaqmin sida dadka kale loola dhaqmo ) ha noqoto si toos ah ama si dadban , midkaas oo ah

sababolaxiriira midkasta oo kamid ah waxyaabaha keena midab takoorka. Waxyaabaha keena takoorka, kuwaas oo qaanuunka ogoleyn , waxay yihiin jinsiga qofka, aqoonsiga jinsi ama muujintiisa , asalka dhallasho, diin ama waxa uu qofku rumeysanyahay, naafonimo, jiheyn galmo ama da'. Iskudhacyada kusalaysan mid ama kabadan ee ah todobada keena takoorka kuwaas oo kadhex dhici kara dadka adeegga isticmaala waa kuwo kabaxsan Qaanuunka takoorka Iswidhan sidaas darteedna laguma tiriyob takoor.

Madareemaysaa in labbo iyo tobbankii bilood ee lasoo dhaafay aad kacabatay qaab kasta oo takoor midkaas oo xiriir la leh xarunta?

Haa Maya

Madoonayo in aan kajawaabo

Q9

Midkee kamid ah kuwaan soo socda ee keena takoorka ee sabab u ahaa midab takoorka aad la kulantay?

Waxaad dooran kartaa doorashooyin badan.

Jinsiga

Aqoonsi ama oraah la xiriirta jinsi Asalka dhallasho

Diin ama wax kale oo uu qofku aaminsanyahay Naafonimo

jiheyn galmo Da'

Q10

Ma kala hadashay dhacdada shaqaalaha jooga xarunta?

Haa Maya

Madoonayo in aan kajawaabo

Q11

Haddii aad kala hadashay dhacdada shaqaalaha, madareentay in xaaladaadii ay fiicnaatay ama ma aragtay wax isbedel ah?

Haa Maya

Madoonayo in aan kajawaabo

(4)

Q12

Su’aalo aasaasi ah

Sidee badanaa u aaddaa xaruntaada maalinta ahi?

Maalin kasta

Xilliyo dhowr ah oo ka mid ah toddobaadka Hal mar toddobaadkii

Xilliyo dhowr ah oo ka mid ah bisha Dhif iyo naadir

Q13

Adiga qudhaada miyaa ka jawaabay su’aalaha?

Haa, dhammaantood aniga qudheyda ayaa ka jawaabay Maya, saaxiib ayaa igala jawaabay, qof qaraabo ah ama qof kale Maya, qof kale ayaa ka jawaabay

Complete

Waad ku mahadsan tahay ka qayb-galkaaga.

References

Related documents

I can influence the activities on offer at my day centre I know where to turn should I wish to make a. comment

Oletko ottanut tapahtuneen esille henkilökunnan kanssa. Kyllä

Diskriminierung bedeutet, dass eine Person direkt oder indirekt aufgrund von oder in Zusammenhang mit einem der Diskriminierungsgründe benachteiligt wird (d. h., sie wird nicht

میناڕواه كێرۆج چیهەب میناڕ واه مین شەناوەچێپ و میناڕواه ماڕواه ماڕواه یواوەتەب منازان مەناژۆر یرەتنەس یناکەیکلااچ ەبمڵاحشۆخ.. Q5 ندراوخ یشوەر. میناڕواه كێرۆج چیهەب

Мне важно, что могу посещать занятия в центре дневного пребывания по выходным. Мне важно, что могу посещать занятия в центре

Diskriminacija znači da se prema osobi postupa nepravedno (tj. ne postupa se na isti način kao prema ostalima) direktno ili indirektno, iz razloga povezanih sa bilo kojim od motiva

Los motivos de discriminación según la ley son el sexo, la orientación o identidad de género transexual, el origen étnico, la religión o las creencias, la discapacidad, la

ኣፈላላይ ወይ ሌላን ጉሌላን ክበሃል ኮሎ ኣብ ሓደ ሰብ ዘይግቡእ ወይ ዘይፍትሓዊ ተግባር ክፍጸም ኮሎ እዩ፤ (አዚ ማለት ኻልኦት ሰባት ካብዝረኽቡዎ ኣገልግሎት ወይ ኣተሓሕዛ ዝተፈለየ ኣተሓሐዛ ክህልወካ ከሎ አዩ ) ብቐጥታ ወይ ኸኣ ብተዘዋዋሪ ኣፈላላይ ምስዝግበር