• No results found

Ladda ner

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2022

Share "Ladda ner"

Copied!
1
0
0

Loading.... (view fulltext now)

Full text

(1)

Miyaad tuhunsan tahay in shaqsiyaad agagaarahaada ee kadhaxdhacaan rabshado ee sababaan

joogitaanka guriga taasoo laxarirta faafida cudurka Coronavirus. Iyodoo dadaalo loogu jiro xakameeynta cudurka Coronaviruska ayaan dadaal ugu jirnaa in aan ka hortagno in eey dhacaan iska hor imaadyo oo sabab utahay joogitaanka guriga. Qoyska oo lanoolaado rabshado waxeey abuuri kartaa in eey qatarta kororto. Rabshadaha ka dhax dhaco qoysaska waxee naga soo gaaran dadka feejigan ee kunool

hareerahooda kuwaas oo kafalceliya dhacdadas nana soo gaarsiiya

Anagoo booliska ah iyo degmada (kommunka) waxaa si bani’aadanimo iyo dirisnimaba kujirto kaaga codsaneenaa in aad nala soo xiriirto, hadii aad dareento in qof deriskaaga ah ama kugula nool dabaqaada . loo geeysanayo jirdil ama la dhibaateenaayo

Boliska: hadii aad lakulanto danbi dhacaya- wac 112 xaaladaha kale wac 11414

Hadii aad dooneyso warbixin dheeri ah kusabsan dhibaatooyinka danbiyada,guji halkaan:www.polisen.se/

utsatt-for-brott/ dagmada Vingåker IFO (daryeelka qofka iyo qoyska) waxeey utaagan yihiin caawimaada adiga iyo dadka kale ee dhibaatooyinka loo geestay. Waan is maqleenaa

. xiriiriyaha 0151–191 61 taas oo kuugu sii xiri doonto qeebta qaaska ah oo ku caawin karto 61 191–0151

Xiliyada la wici karo: saacada 08:00-16:15, waqtiyada kale wac 112.50-575 26 iyo 0150- 578 26 kooxda .kahortga dhibaatooyinka

References

Related documents

Region Värmland bidrar till målet bland annat genom bidragsgivningen inom kulturområdet och de insatser som görs för att öka medie- och informationskunnigheten (MIK) och

Qarashka adeegyada daryeelka caafimaadka wuxuu ku xadidanyahay dadka weyn inta lagu jiro nidaamka magangalyada iyo bilaash oo carruurta ah. Qarashka

Kommunen svarar: Vi har skickat vidare frågan till Trafikverket för vidare dialog. TV21 50 km/h skylten kommer komma nära infarten till det nya området, kan man

Vårdnadshavaren ska då ansöka om rätt till förskola eller fritidshem av särskilda skäl för sitt barn, och denna ansökan görs på särskild blankett.. Beslutet fattas

Näringslivsenhetens uppdrag ska fungera som kommunens resurs i frågor kopplade till näringslivets utveckling och myndighetsutövning samt arbeta för att utveckla och

Inköps- och upphandlingsarbetet ska genom ett professionellt förhållnings- och arbetssätt leda till effektiva och hållbara affärer för förvaltningarna, vilket skapar nytta

• Region Värmland ska i samverkan med kulturverksamheterna och kommunerna verka för att stärka barn och ungas möjligheter att komma till tals och öka sitt inflytande och

Guriga joog haddii aad xanuusanayso Markaasi waxaad iska ilaalinaysaa inaad cudur ku faafiso dadka kale. Maadooyinka cudurka faafiya waxaa laga helaa meel kasta oo ka mid