• No results found

Iska ilaali in cudur kugu faafo iyo inaad dadka kale cudur ku faafiso

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2022

Share "Iska ilaali in cudur kugu faafo iyo inaad dadka kale cudur ku faafiso"

Copied!
1
0
0

Loading.... (view fulltext now)

Full text

(1)

Iska ilaali in cudur kugu faafo iyo inaad dadka kale cudur ku faafiso

Masaafada ilaali

Si fiican u hubi in aad ku dadaashid in aad ciriiri ka fogaatid iyo in aad masaafo u jirsatid dadka kale ee jooga goobaha ay dadka badani isugu yimaadaan, tusaale ahaan dukaannada, xarumaha laga dukaameysto, maqaayadaha, meelaha dibadda ah ee cuntada leesugu keeno iyo meelaha lagu dabaasho.

Badanaaba dhaq gacmahaaga!

Maadooyinka cudurka faafiyaa waxay si fudud u dhegaan gacmaha oo sidaas ku sii faafi karaan. Badanaaba

gacmaha ku dhaq saabuun iyo biyo diiran, ugu yaraan 20 il-biriqsi. Alkahoosha gacmaha wax baddel u ah haddii aanad fursad u haysan gacmo dhaqid.

Ku qufac oo ku hindhis laabka gacanta

In lagu qufaco laguna hindhiso laabka gacanta ama masarka sanka ee warqada ah waxaad kaga hortagaysaa in dhibcaha yar yar ee wata maadada cudur faafinta aanay ku faafin hareerahaaga ama ku dhegin gacmahaaga.

Markastaba masarka sanka ee warqada ah ku tuur dembiilka qashinka oo gacmaha dhaq.

Iska ilaali inaad taabato indhaha, sanka iyo afka!

Way adkaan kartaa in la iska daayo, markaas badanaaba gacmaha ku dhaq saabuun iyo biyo si loo tir-tiro

maadooyinka cudurka faafinaya.

Guriga joog haddii aad xanuusanayso!

Guriga joog haddii aad xanuusanayso Markaasi waxaad iska ilaalinaysaa inaad cudur ku faafiso dadka kale.

Maadooyinka cudurka faafiya waxaa laga helaa meel kasta oo ka mid ah hareeraheena.

Nadaafada fiican ee gacmaha waa qaab fudud oo aad ku ilaalinayso naftaada iyo dadka kaleba.

Ta ugu badan cudur faafinta waxay dhacdaa oo sii martaa gacmaheena.

REV F 1. SOMALISKA. OLKHÄLSOMYNDIGHETEN, 2020 ART NR: 20087-10,

References

Related documents

Waxaad- ka-fakirtaa waxa mar-kasta ku-dhiba, isla-markaasna si-is-daba-joog ah, 2 Farood si-xoog ah, ugu-dhufo ilaa 15 Jeer, Meelaha laguu calaamadiyay ama lagu-tusayo, si-xoog ah..

Qarashka adeegyada daryeelka caafimaadka wuxuu ku xadidanyahay dadka weyn inta lagu jiro nidaamka magangalyada iyo bilaash oo carruurta ah. Qarashka

Haddii ay da’daadu ka yartahay 18 jir uma baahnid inaad bixiso wax lacag ah marka aad u baahato dareelka xagga ilkaha.. Haddii ay da’daadu ka weyntahay 18 jir: waxaad bixineysaa 50

Familjecentralen (Xarunta qoyska) waxa ku jira xadaanda furan, adeega bulshada, umulisada, xarunta daryeelka carruurta iyo dhakhtarka cilmi nafsiga ee carruurta iyo

Haddii waalidiintu ay rabaan in ardaygu kaqeybqaato baridda afka hooyo xilliga dayrta, foomka "Codsiga waxbaridda ee afka hooyo" ayaa la buuxiyaa loona gudbiyaa

Haddii in kastoo uu qofka dadka u qora qalabka caawimaaddu ka dalbaday aadan soo celin qalabka caawimaadda waxaa kugu waajibaya megdhaw. Qofkaaga dadka u qora qalabka caawimaadda

Balse haddii qofku leeyahay nabar, cambaar ama infekshanada maqaarka waxa korodha khatarta in la qaadsiiyo dadka kale?. Markaasi waxa la yidhaahdaa in qofku uu leeyahay xaalado

Guriga iska joog hadaad tahay kabadan