• No results found

Wargelin ku aadan Waalidka Maanta wixii ka dambeeya waxaanu diiradda saari doonnaa dhaqdhaqaaqa ka jira Dugsiga!

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2022

Share "Wargelin ku aadan Waalidka Maanta wixii ka dambeeya waxaanu diiradda saari doonnaa dhaqdhaqaaqa ka jira Dugsiga!"

Copied!
2
0
0

Loading.... (view fulltext now)

Full text

(1)

Wargelin ku aadan Waalidka

Maanta wixii ka dambeeya waxaanu diiradda saari doonnaa dhaqdhaqaaqa ka jira Dugsiga!

Carruur badan oo Iswiidhan ku nool, ayaa maalinka intiisa badan si joogta ah u fadhiya, waxaanu doonaynaa inaanu taasi wax ka

beddelno.

Dhaqdhaqaaqaha isboortiga ayaa iskaashi la leh dugsiga si loo abuuro dareen farxadeed maalin kasta. Taasoo ah hawl ka socota dowladda gaar ahaan Waaxda Ururrada Isboortiga ee Qaranka oo hawshani ka wadda dalka oo idil.

Waxaad ka akhrisan kartaa faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan hindisaha dhaqdhaqaaqa dugsiga halkan…

www.rf.se/rorelsesatsningiskolan

Daraasad la sameeyay ayaa muujinaysa in carruurta dhaqdhaqaaqa badan in ay ka wax qabad wanaagsan yihiin Dugsiga. Dhaqdhaqaaqu wuxuu u suuro geliyaa carruurta:

 Si ka fiican wax u bartaan

 Si ka fiican xoogga wax u saari karaan

 Helaan xusuus ka fiican

 Ay sii kordhisaa kalsoonida ay qabaan.

Waxa la ogaaday in Dugsiyada ay dhaqdhaqaaqa ku badan yihiin aanay ka dhicin isku dhac, ayna ka niyad wanaagsan yihiin kana jawi wanaagsan yihiin.

Sidaa daraadeed, waxaanu ka shaqeynaynaa siyaabo badan, si ay carruurtu ay u dhaqdhaqaaqaan inta badan maalin dugsiyeedka.

Talooyin adiga ku khuseeya haddii aad tahay waalid / Mas’uul -haye.

Adiga oo ah waalidka waxaad ku caawin kartaa ubadkaaga adigoo u sheegaya sida ay muhiim u tahay in ay xarrakaad sameeyaan maalin kasta. Qaar ka mid ah talooyinka sahlan waxa ka mid ah in ay qaataan jaranjarrada halkii laga qaadi lahaa wiishka, ama socodaan, ama baaskiilka dugsiga u qaataan, ama hal muxaddo ka hor ay baska kaga degaan. Waxaad ku dhiiri gelin kartaa Ubadkaaga in ay dhaqdhaqaan, ama la xiriiraan Urur isboorti.

(2)

Fadlan weydii haddii wax cusubi ka dhacaan Dugsiga oo ku saabsan dhaqdhaqaaqa.

Waxaan doonaynaa in ardaydeenna aynu ka caawinno helitaanka waaya-aragnimo wanaagsan oo dhaqdhaqaaq ah, horumarin xagga bulsho ahaan iyo in ay isku dayaan inay dadaali karaan. Mustaqbalka fog, waxaanu dooneynaa in aan wada dareenno, wanaag, ku

guuleysano dugsiga kuna noolaadaan nolol firfircoon!

References

Related documents

a 2 Servitut avseende rätt för åtkomst till perrongen till förmån för Skene 3:6, lott D (Belastar Skene 5:12, lott C enligt figur).

Xeebta hareeraheeda iyo shanta harooyinka biyaha waaweyn ee Vänern, Vättern, Mälaren, Hjälmaren iyo Storsjön oo ku taala Jämtland (eeg khariidada) waa fasax kaluumeysigu oo qofku

Det övergripande syftet med granskningen har varit att bedöma hur bildningsnämnden som huvudman för grundskolan) genom sin styming och uppföljning säkerställer att arbetet med barn

Balse haddii qofku leeyahay nabar, cambaar ama infekshanada maqaarka waxa korodha khatarta in la qaadsiiyo dadka kale?. Markaasi waxa la yidhaahdaa in qofku uu leeyahay xaalado

Guriga iska joog hadaad tahay kabadan

Lokalisera sedan om problemet sitter i ventilautomatiken eller i saltbehållaren genom att lossa slanganslutningen från saltbehållaren vid ingången till ventilautomatiken och

Informations- och kommunikationsteknologi (IKT) har mycket att erbjuda för dem som har Special Learning Difficulties (SpLD), särskilt när det gäller att skriva och/ eller läsa, som

[r]