• No results found

Waxaanu Ping Pong ku badalnay Unikum

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2022

Share "Waxaanu Ping Pong ku badalnay Unikum"

Copied!
2
0
0

Loading.... (view fulltext now)

Full text

(1)

Waxaanu Ping Pong ku badalnay Unikum

Xagaaga waxaa maamulka waxbarashadu badalayaa qaabka waxbarasho ee Ping Pong. Qaabka waxbarasho ee cusub magaciisu waa Unikum. Waxaanu rajaynaynaa in badalkan u dhaco si fiican, waad ku mahadsantahay dulqaadkaaga!

Sababtee ayaanu u badalaynaa qaabka waxbarasho?

Waxaanu samaynay naadinta iibsiga, taas oo Unikum ku guuleysatay.

Unikum waxay leedahay hawlqabashooyin badan oo waxay taageero fiican u tahay nolol maalmeedka waxbaridda ee ardayda iyo

macallimiinta.

Goorma ayaa uu meesha ka baxayaa Ping Pong?

1-da Julaay ayuu meesha ka baxayaa Ping Pong. Dhanka

katrineholm.se/unikum ayaad ka helaysaa warbixin ku saabsan u badalka dhinaca Unikum. Sidaas darteed si dheeraad ah uga warhay boggan si aanay kuu dhaafin warbixinta muhiimka ee ku saabsan badalkan.

Goorma ayay suurtagal tahay in la galo Unikum?

9- Agoosto ayaad heli kartaa Unikum iyadoo la sii marayo Lärknuten oo aab-ka ku geli kartaa aqoonsiga elaktarooniga. Aab-kan magaciisu waa Unikum familj oo waxaad ka soo dejisanaysaa App Store ama Google Play

Maxaan ku samayn kartaa gudaha Unikum?

Gudaha Unikum waxaad samayn kartaa waxyaabo ay ka mid yihiin:

• helida warbixinaha ka yimi dugsiga xanaanada/iskoolka

• helida warbixnaha ka yimi macallimiinta ilmahaaga

• la xiriirka macallimiinta ilmahaaga

• ka aragto horumarka ilmahaaga

• ka aragto macluumaadka ilmahaaga iyo jadwalka (iskoolka)

• ka jawaabto casuumadaha wada hadalka horumarka

• helida warbixinaha ka yimi maamulka waxbarashada

Maamulka waxbarashada

(2)

Halkee ayaan ka helayaa jawaabta su’aalahayga?

Haddii aad hayso su’aalo ku saabsan Unikum ama wax ay shaqayn waayaan, waxaad adigu la xiriiri kartaa qaybta taageerada ee Lärknutensupport oo laga helayo larknuten@katrineholm.se Unikum waxay diyaarisay filimo loogu talogalay adigaaga ah qofka haysta mas’uuliyadda sharci ee ilmaha. Waxaad filimadaas ka helaysaa dhanka bogga intarnatka ee Unikum .

References

Related documents

Ilaalada Wadadu waxay awood kuu siyaan inaad ku lug lahaatid, si ay u abuuraan jawi farxad leh halkaas oo dadku ku kulmi karaan, ay nafahooda ku xiiseeyaan oo ay ku dareemaan

Carruur badan oo Iswiidhan ku nool, ayaa maalinka intiisa badan si joogta ah u fadhiya, waxaanu doonaynaa inaanu taasi wax

Haddii waalidiintu ay rabaan in ardaygu kaqeybqaato baridda afka hooyo xilliga dayrta, foomka "Codsiga waxbaridda ee afka hooyo" ayaa la buuxiyaa loona gudbiyaa

Guriga joog haddii aad xanuusanayso Markaasi waxaad iska ilaalinaysaa inaad cudur ku faafiso dadka kale. Maadooyinka cudurka faafiya waxaa laga helaa meel kasta oo ka mid

Wixii su'aalo ah ee ku saabsan tallaalka, fadlan la xiriir xarunta xiriirka ee waaxda caafimaadka Gobolka Blekinge 0455-73 10 91.. Xarunta xiriirka ayaa furan inta

• Wac xarunta xiriirka ee waaxda caafimaadka Gobolka Blekinge 0455-73 10 91 inta u dhaxaysa saacadaha 08.00-12.00 maalmaha shaqada si aad u hesho caawimaad buuxinta

Guriga iska joog hadaad tahay kabadan

Haddii ay da’daadu ka yartahay 18 jir uma baahnid inaad bixiso wax lacag ah marka aad u baahato dareelka xagga ilkaha.. Haddii ay da’daadu ka weyntahay 18 jir: waxaad bixineysaa 50