• No results found

Anhörigcentrum folder somialiska.pdf Pdf, 66 kB.

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2022

Share "Anhörigcentrum folder somialiska.pdf Pdf, 66 kB."

Copied!
4
0
0

Loading.... (view fulltext now)

Full text

(1)

Ma daryeeshaa qof xanuunsanaya?

Noo ogolow in

aan adiga ku daryeelno …

2009

(2)

Ma daryeeshaa qof buka, gaboobay ama curyaan ah – oo qaraabo, saaxiib qaaliya ama jaarkaaga ah? Ma dareemaysaa in aad kali ku tahay masuuliyadda oo dhan?

Haddii ay sidaa tahay, nala soo xidhiidh annaga oo ah dawladda hoose. Waxa aad halkan ka helaysaa caawimo, talo iyo in hawsha lagaala qaybqaato.

Annaga shaqadayadu waa in aan adiga wax daryeela ku caawino – waliba in aan ku caawino ka hor inta aanay hawshu ku dhammayn …

Caawimada qaraabadu waa qayb ka mid ah shaqada dawladda hoose. Wax lacag ahna lagaama rabo marka aad na soo booqato ama aad naga hesho caawimo, taakulo iyo talo. Xogta qofka waanu qarinaa, waxanan qof kasta u soo dhawaynaa si tixgalin mudan oo diirran.

Caawimada qaraabada waxa loogu talagalay adiga

wax daryeela

(3)

Adigoo hore noogu yimaadda ayaa ugu wanaagsan ayaan aaminsannahay. Adiga oo kollay qalbiga ka jecel in aad daryeesho qofka buka, haddana mar ay noqotaba waxa aad u baahan doontaa caawimo. Noo kaalay oo na baro oo arag caawimada aanu bixinno, waxa laga yaabaa in ay ka badan tahay inta aad moodayso.

Soo dhawow, halkan ayaan joognaa - waxa kaliya oo aan rabnaana waa in aan wax taakulayno.

Goormaad imanaysaa?

(4)

Si diirran ugu soo dhawow

xarunta qaraabada

Waxan ku naalaa Tulegatan 8 ee Örebro waxanan joognaa xarunta saacadaha u dhexeeya 9.00 – 15.00. Na soo booqo ama telefoon noo soo dir!

Telefoonka 019-21 32 30

Anhörigcentr um, Örebro kommun, Box 34542, 701 35 Örebro Besöksadress: Tulegatan 8, Örebro. E-post: anhorigcentr um@orebro.se

Hemsida: www.orebro.se/anhorigcentr um

References

Related documents

Dawaada cadeyga ee ay ku jirto maadada Fluor waxaa ay ilkaha ka difaacdaa in uu soo gaadho dhaawac sidoo kale waxaa ay ilkaha u yeelaan quwad?. Talooyin fiican oo ku

Mi smo tu za vas koji negujete – i želimo vam pomoći radije pre nego što se u potpunosti istrošite .... Podrška bliskim rođacima (anhörigstöd) je deo usluga koje vam

Are you caring for someone who is sick or elderly or who has a physical disability – a relative, a good friend or a neighbour?. Do you feel you are bearing all the

Huolehditko sairaasta, vanhasta tai vammaisesta läheisestä – sukulaisesta, hyvästä ystävästä tai naapurista?. Tunnetuuko

Cela ne vous coûtera rien de venir nous voir, ni de recevoir notre aide, notre soutien et nos conseils.. Nous sommes soumis au secret professionnel et nous accueillons toute

• Nätverk – få kontakt med andra i liknande situation genom våra olika nätverk.. • Webbaserat anhörigstöd – vi tipsar om olika hemsidor och forum på Internet där du

Auch wenn Sie den Kranken von ganzem Herzen betreuen wollen, werden Sie früher oder später Unterstützung benötigen.. Schauen Sie doch einmal vorbei und lernen Sie

Haddii in kastoo uu qofka dadka u qora qalabka caawimaaddu ka dalbaday aadan soo celin qalabka caawimaadda waxaa kugu waajibaya megdhaw. Qofkaaga dadka u qora qalabka caawimaadda