• No results found

Adigoo ah qof Iswidhan ku cusub ku soo dhawow baadhitaan caafimaad.

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2022

Share "Adigoo ah qof Iswidhan ku cusub ku soo dhawow baadhitaan caafimaad."

Copied!
2
0
0

Loading.... (view fulltext now)

Full text

(1)

Adigoo ah qof Iswidhan ku cusub ku soo dhawow baadhitaan caafimaad.

Taariikhda iyo wakhtiga:

Cinwaanka:

Waxaad la kulmi doontaa dhakhtar:

Ku saabsan baadhitaanka caafimaad:

Ujeedada baadhitaanka caafimaad waa in lagugu casuumo hubinta caafimaadkaaga.

Turjumaan luqaddaada ku hadlaya ayaa balansan booqashadaada. Baadhitaanka caafimaad waxaa ku jira wada hadal iyo baadhitaan. Baadhitaanka caafimaad waa wax iskii qofku u sameeyo oo waa bilaash. Natiijada baadhitaanka caafimaad wax saameyn ah kuma laha fursaddaada in aad joogto Iswidhan. Laanta Socdaalka ma heli karto natiijada baadhitaanka caafimaad. Nala soo xidhiidh sida ugu dhakhsaha badan haddii aad iman karin xilligan. Markaa waxaanu sameyn karnaa balan kale oo ah xilliga aad rabtid.

Soo qaado dukumentiga soo socda (haddii aad haysato):

 warqad aqoonsi oo ansax ah

 kaadhka LMA

 warqad tallaal

Wax kale:

U yeedhidan waxay u shaqaynaysaa sida tigidhka baska. Taa macnaheedu waa in aad bilaash ku raaci karto baska ku soo socodka iyo ka sii socodka baadhitaanka caafimaad hadiii aad u yeedhidan tustid wadaha baska.

Soo Dhawow!

(2)

Som nyanländ i Sverige är du välkommen till en hälsoundersökning Datum och tid:

Adress:

Du kommer att få träffa läkare:

Om hälsoundersökningen:

Syftet med hälsoundersökningen är att erbjuda dig en genomgång av din hälsa. Tolk på ditt språk beställs till besöket. I hälsoundersökningen ingår samtal och provtagning.

Hälsoundersökningen är ett erbjudande och gratis för dig. Resultatet av hälsoundersökningen påverkar inte din möjlighet att få stanna i Sverige.

Migrationsverket får inte ta del av resultatet av hälsoundersökningen. Kontakta oss så fort som möjligt om du inte kan komma denna tid. Vi kan då boka in en annan tid om du vill.

Ta med följande dokument (om du har):

 en giltig id-handling

 LMA-kort

 vaccinationshandling

Övrigt:

Denna kallelse gäller som färdbiljett på bussen. Det betyder att du får åka gratis buss till och från hälsoundersökningen om du visar upp kallelsen för busschauffören.

Välkommen!

References

Related documents

Haddii waalidiintu ay rabaan in ardaygu kaqeybqaato baridda afka hooyo xilliga dayrta, foomka "Codsiga waxbaridda ee afka hooyo" ayaa la buuxiyaa loona gudbiyaa

Haddii in kastoo uu qofka dadka u qora qalabka caawimaaddu ka dalbaday aadan soo celin qalabka caawimaadda waxaa kugu waajibaya megdhaw. Qofkaaga dadka u qora qalabka caawimaadda

Wixii su'aalo ah ee ku saabsan tallaalka, fadlan la xiriir xarunta xiriirka ee waaxda caafimaadka Gobolka Blekinge 0455-73 10 91.. Xarunta xiriirka ayaa furan inta

Dhammaan dadka dhowaan yimid waxaa loogu deeqayaa baaritaan caafimaad iyo shaybaar lagu ogaanayo cudurada la isqaadsiiyo, caafimaadkoodana lagu qiimeynayo. Nala soo xiriir haddii

som strejk när de velat göra sin stämma hörd hos kom- munistpartiets ledning. Det har funnits en tydlig klyfta mellan makthavarna och be- folkningen. Kanalerna

Ordföranden Nils-Herman samlade sina styrkor, de tio kommunrevisorerna, alla val- da på politiskt mandat. Alla hade för en eftermiddag köpts fria från sina ordinarie

Bredberg bad nästan publiken om ur säkt för sin partiledare och sa att annars brukar fp i Lund ha mycket av kultur på programmet men i dag fick vi nöja oss med

Där får partiets valbered- ningar redogöra för hur de går till väga för att få fram fler kvinnor, hur många de tillfrågat, vilka mo- tiveringar kvinnorna anger