• No results found

Ku soo dhawoow baaritaan caafimaad! Mar haddaad qof dhowaan yimid Iswiidhen, ku soo dhawoow baaritaan caafimaad:

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2022

Share "Ku soo dhawoow baaritaan caafimaad! Mar haddaad qof dhowaan yimid Iswiidhen, ku soo dhawoow baaritaan caafimaad:"

Copied!
1
0
0

Loading.... (view fulltext now)

Full text

(1)

Ka hadal caafimaadkaaga

Ujeeddada baaritaanka caafimaad waa in caafimaadkaaga lagu sameeyo baaritaan dhab ah.

Baaritaan shaybaar oo laga baarayo cudurada la isqaadsiiyo

Baaritaanka caafimaad waxaa la socda waraysi iyo baaritaan loo diro shaybaarka.

Turjubaan luuqaddaada ku hadla

Waxaa la qabtay turjubaan ku hadla luuqaddaada.

Lacag la’aan

Baaritaanka caafimaadku waa deeq lacag la’aan ah.

Saameyn kuma yeelaneyso arrintaada magangelyada.

Natiijada baaritaanka caafimaadku saameyn kuma yeelaneyso inaad Iswiidhen joogeyso iyo in kale. Hay’adda Socdaalku marnaba wax kama ogaaneyso natiijada baaritaanka caafimaad.

Soo qaado kaarka LMA

Soo qaado (haddaad haysato) kaarka LMA, Warqad aqoonsi,warqad in lagu tallaalay.

Dadka oo dhan waxaa loogu deeqayaa baaritaan caafimaad

Dhammaan dadka dhowaan yimid waxaa loogu deeqayaa baaritaan caafimaad iyo shaybaar lagu ogaanayo cudurada la isqaadsiiyo, caafimaadkoodana lagu qiimeynayo.

Nala soo xiriir haddii uusan waqtigu kugu habbooneyn

Sida ugu dhaqsaha badan noo la xiriir haddii aadan imaan karin waqtigaas.

Markaas waxaan kuu qabaneynnaa waqti kale haddaad sidaas dooneyso.

Ku saabsan baaritaanka caafimaad:

Ku soo dhawoow baaritaan caafimaad!

Mar haddaad qof dhowaan yimid Iswiidhen, ku soo dhawoow baaritaan caafimaad:

0 karoon

Taariikh:

Waqti:

Adareeska: Waxaad la kulmi doontaa kalkaaliye

caafimaad:

(kalkaaliye caafimaad oo ruqsad leh)

Waxaa kaloo yeeritaanka laga helayaa bartaan internet www.uppdragpsykiskhalsa.se

SOMALISKA

References

Related documents

Qarashka adeegyada daryeelka caafimaadka wuxuu ku xadidanyahay dadka weyn inta lagu jiro nidaamka magangalyada iyo bilaash oo carruurta ah. Qarashka

Kooraska waxaa loogu talo galay kuwan ku cusub Sweden. Kooraska

Taa macnaheedu waa in aad bilaash ku raaci karto baska ku soo socodka iyo ka sii socodka baadhitaanka caafimaad hadiii aad u yeedhidan tustid wadaha baska... Som nyanländ i Sverige

Natiijada baadhitaanka caafimaad wax saameyn ah kuma laha fursaddaada in aad joogto Iswidhan.. Laanta Socdaalka ma heli karto natiijada

Haddii taageero iyo taaageero ka hesho dhaqdhaqaaqa kala duwan, Dowladda hoose iyo gole-goboleedka waxaad badi ahaan xaq ku leedahay in lagu siiyo Qorshe- midaysan waxa

Haddii in kastoo uu qofka dadka u qora qalabka caawimaaddu ka dalbaday aadan soo celin qalabka caawimaadda waxaa kugu waajibaya megdhaw. Qofkaaga dadka u qora qalabka caawimaadda

• Wac xarunta xiriirka ee waaxda caafimaadka Gobolka Blekinge 0455-73 10 91 inta u dhaxaysa saacadaha 08.00-12.00 maalmaha shaqada si aad u hesho caawimaad buuxinta

Waan ka xunaahay waa noo suuragali weyday inaan canugaaga talaalno sababahaan dartood:. Sugnaanta caafimaad laguma soo