• No results found

Sida looga ilaaliyo naftaada iyo dadka kale faafitaanka fayraska Corona (Covid-19)

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2022

Share "Sida looga ilaaliyo naftaada iyo dadka kale faafitaanka fayraska Corona (Covid-19)"

Copied!
1
0
0

Loading.... (view fulltext now)

Full text

(1)

• Ku dhaq gacmahaaga si joogto ah saabuun iyo biyo diiran

• Qufac iyo hindhista ku laab gacanta labadkeeda

• Ka fogow taabashada in- dhaha, sanka iyo afka

• Guriga joog haddii aad xanuun yar dareento si

aadan u qaadsiin dadka kale. Sug ugu yaraan laba maalmood ka dib markaad bogsato ka hor intaadan ku noqon shaqada ama skolka.

• Gaar ahaan waa muhiim in aan la qaadsiin dadka da’da ah. Ha booqan guryaha waayeelka iyo cusbitaalada haddii ay daruuri tahay mooyee.

Dadka intooda badani uma baahna inay la xiriiraan daryeelka caafimaadka. Bogga 1177.se Waxaad ka heli kartaa macluumaad

caafimaad oo dheeri ah iyo Hay’adda Caafimaadka Dadweynaha ama Krisinformation.se waxaad ka heli doontaa jawaabaha su’aalaha guud ee ku saabsan covid-19 oo (Iswidish iyo Ingiriis)

Sida looga ilaaliyo naftaada

iyo dadka kale faafitaanka

fayraska Corona (Covid-19)

References

Related documents

När jag har fått min spruta sätter sjuksköterskan ett plåster på min arm där jag har fått sprutan.. När jag har fått mina vaccinsprutor är jag skyddad mot

LSS waxa weeye xeerka gargaarka iyo adeegga dadka naafada ah qaarkood [Lagen om stöd och service till vissa funktionshindrade] (LSS) oo ah xeer dhawra xuquuqda dadka qaba

Det finns anledning att ta fram en rutin för hur information överförs från ansvarig verksamhet till medarbetare i andra delar av kommunen men som ändå rör sig på till exempel

Ordföranden Roland Björndahl (M): Bifall till kommunstyrelsens förslag enligt följande:.. Kommunfullmäktige

Ordföranden Morgan E Andersson (C): Bifall till arbetsutskottets förslag enligt följande:.. Kommunfullmäktige

Haddii ay jirto baahida loo qabo cunto khaas ah oo ay ugu wacan tahay xajiinta cuntada iyo cudurrada kale ee la xiriira cuntada iyo astaamaha waa in sidaas oo kale uu caddeeyo

Haddii waalidiintu ay rabaan in ardaygu kaqeybqaato baridda afka hooyo xilliga dayrta, foomka "Codsiga waxbaridda ee afka hooyo" ayaa la buuxiyaa loona gudbiyaa

Guriga joog haddii aad xanuusanayso Markaasi waxaad iska ilaalinaysaa inaad cudur ku faafiso dadka kale. Maadooyinka cudurka faafiya waxaa laga helaa meel kasta oo ka mid