• No results found

Goobta kulanka waalidiinta ee Mark

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2022

Share "Goobta kulanka waalidiinta ee Mark"

Copied!
4
0
0

Loading.... (view fulltext now)

Full text

(1)

Macluumaad ka socda kamuunka Marks

Xanaanada furan

Goobta kulanka waalidiinta ee Mark

Xanaanada furan ee Skene waa goobta kulanka

waalidiinta iyo carruurta da’doodu u dhaxayso 0-6

sano. Halkan ayaad kula kulmi kartaa waalidiinta

kale iyadoo aad wada jir ilmahaaga ula ciyaari, la

shaaqeyn, isku mashquulin oo aad wax qabad koox

ka qeyb qaadan.

(2)

Maxaad ka helaysaa xanaanada furani?

Waxaad xanaanada furan adiga waalidka ahi ka helaysaa fursad aad waalidiinta kale kula kulanto. Wax qabadyada sida kulanka heesta iyo ritemka baybiga ayaa lagu dhafayaa dheel iyo ciyaar. Adiga iyo ilmahaaga ayaa markaad na soo booqataan wada jir u go’aaminaaya waxaad doonayso inaad qabataan. Qaxwe ayaad meesha ka iibsan kartaa, laakiin waxa kale oo aad soo qaadan kartaa cabitaankaaga.

U furan cid walba

oo 0–6 sano ah U furan carruurta 0–12 bilood ah (Ritemka baybiga)

Isniinta 08.30–12.00

Salaasada 13.00–15.45 Salaasada 09.00–12.00 Arbacada 08.30–12.00

Khamiista 08.30–12.00 Jimcaha 08.30–12.00

Saacada 10.00 ayaan maalin walba leenahay kulanka heesta!

(3)

Kulanka heesta iyo ritemka baybiga

Wadajir ayaad u heesaynaa, u wada samaynaynaa heeso iyo dheel jidhka la dhaqdhaqaajiyo oo muusig wadata. Heesta iyo xiliga muusiga ayaa soo jiita carruurta. Waxayna ka qeyb qaataan kobcinta luqada iyo fahanka fikirka kala duwan. Waxa sidoo kale ay tahay dareen guud oo carruurta kale iyo waadliiinta kale lala qaato.

Ritemka baybiga waxa loogu talo galay kooxda carruurta yaryarka ah (0–12 bilood). Heesaha carruurta ee caanka ah ayaa lagu lifaaqayaa muusig cusub.

Iyadoo dhaqdhaaq, qoob ka ciyaar, heesna la raacaayo ayaa xidhidhka adiga iyo ilmahaaga ahmiyada la siinayaa.

Talo iyo taagero

Waxa anaga muhiim noo ah inaad adiga waalidka ahi dareento in doorka waalidnimada lagugu taageeraayo. Waxa anaga la nagala hadli karaa wax yar iyo wax weynba. Dhamaan shaqaalaha ama wada jir waalidiinta kale. Waxa kale oo aan wada shaqeyn la leenahay hay’adaha kale kuwaas oo na soo booqda talooyin iyo gargaar ka bixiya waxyaalo kala duwan. Xiliga fiidkii waxaanu bixinaa waxbarashada waalidka ee Waalidiinta waxqabadka leh halkaas oo aad waxyaalaha ku sabsan doorkaaga waalidnimada ka dhex arkayso.

Goobaha kale ee kulanka

Goobaha kulanku waa hab lagu adkeeyo shabakada qoyska ee bulshada.

Meesha Horred, Fritla iyo Torestorp waxa ku yaaha shabakada waalidiinta.

Halkaas oo ay waalidiintu ka helayaan fursad ay wada jir carruurta kale, ugula kulmaan waalidiin kale. Shaqaalaha xanaanada furan ayaa bishiiba hal mar meeshaas jooga.

(4)

Si diiran ugu soo dhawow xanaanad furan ee Skene

Marie, Eva & Annika

Hadii aad hayso su’aalo waxqabadka ku sabsan waxaad naga helaysaa telefoonka 0320-474 63

Xanaanada furan waxay ku taalaa Banvaktargatan 3A i Skene.

Willys

References

Related documents

Waa ognahay inay caruurta iyo dhalinyaradu doonayaan inan dadka waaweyn u noqdaan kuwo ay wanaag iyo wax fiican uga daydaan markay noqoto sidii isticmaalka internetka cimilo

Carruurta magangalya doonka iyo dhalinyarada waxay xaq uleeyihiin isla daryeelka-caafimaad iyo daryeelka ilkaha sida carruurta kale oo dhan iyo dhalinyarada. Carruurta

Taa macnaheedu waa in aad bilaash ku raaci karto baska ku soo socodka iyo ka sii socodka baadhitaanka caafimaad hadiii aad u yeedhidan tustid wadaha baska... Som nyanländ i Sverige

Haddii taageero iyo taaageero ka hesho dhaqdhaqaaqa kala duwan, Dowladda hoose iyo gole-goboleedka waxaad badi ahaan xaq ku leedahay in lagu siiyo Qorshe- midaysan waxa

Haddii waalidiintu ay rabaan in ardaygu kaqeybqaato baridda afka hooyo xilliga dayrta, foomka "Codsiga waxbaridda ee afka hooyo" ayaa la buuxiyaa loona gudbiyaa

Guriga joog haddii aad xanuusanayso Markaasi waxaad iska ilaalinaysaa inaad cudur ku faafiso dadka kale. Maadooyinka cudurka faafiya waxaa laga helaa meel kasta oo ka mid

Su’aalo weydiinten aad sii buuxisey u sii qaado booqashada BVC, iyadoo awood u leh inay

Haddii in kastoo uu qofka dadka u qora qalabka caawimaaddu ka dalbaday aadan soo celin qalabka caawimaadda waxaa kugu waajibaya megdhaw. Qofkaaga dadka u qora qalabka caawimaadda