• No results found

Daryeelka caafimaadka Sweden ee magangalya-doonada

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2022

Share "Daryeelka caafimaadka Sweden ee magangalya-doonada"

Copied!
1
0
0

Loading.... (view fulltext now)

Full text

(1)

Dadka weyn

Carruurta

Daryeelka caafimaadka Sweden ee magangalya-doonada

1. Qof walba wuxuu xaq u leeyahay jeeg caafimaadan

5. Daryeelka magangalya doonka dadka weyn (ka weyn 18 sanno):

6. Daryeelka carruurta iyo dhalinyada (0-18 sanno):

2. U baahan caawin iyo tallo? Soo wac 1177

!

4. Isbitaalka

3. Xarunta daryeelka-caafimaad

Warqada balanta

Tusaalo siinta

Gabagabada

1.

2.

3.

1.

2.

3.

4.

1177

SEK 50

112

4-8 hrs

SEK 0 SEK 0

www.1177.se

SEK 0

SOS

Magaca:

Ciwaanka:

Taleefonka:

Saacadaha furitaanka:

La balanso balan dhaqtarkaaga xarunta caafimaad deegaanka

Daawada degdega Gargaarka degdega

Carruurta magangalya doonka iyo dhalinyarada waxay xaq uleeyihiin isla daryeelka-caafimaad iyo daryeelka ilkaha sida carruurta kale oo dhan iyo dhalinyarada.

Carruurta iyo dhalinyarada ee ka yar da’da 18 ma ahan in ay bixiyaan daryeelkooda caafimaad Daryeelka dhalmada Ka soo xaaqa/ka

hortaga uurka Daryeelada oo dhan ee gadaal aan loo dhigi karin

(sida ay qiimeeyeen shaqaalaha)

Imow waqti wanaagsan

Xasuuso in aad la imaatid kaarkaaga LMA Turjubaanka waxaa laga helayaa qof ahaan ama in ka badan taleefonka iyo dhammaan turjubaanada waxay ku xiranyihiin qarsoodi.

Sugitaanka waqtiga dheer (4 - 8 saacadood)

Boorkaan waxaa sidoo kale lagu heli karaa dijitaal ahaan www.uppdragpsykiskhalsa.se

Soo wac 112 - Kaliya xaalada nolosha ay halista ku jirto

Accident iyo Waaxda Degdega

Daryeelka ilkaha degdega

Ma saameynso codsigaaga magangalya-doonka.

SEK 200-400

Warbixin ku saabsan

Qarsoodiga quseyso marwalba

SOMALISKA

References

Related documents

Dhammaan dadka dhowaan yimid waxaa loogu deeqayaa baaritaan caafimaad iyo shaybaar lagu ogaanayo cudurada la isqaadsiiyo, caafimaadkoodana lagu qiimeynayo. Nala soo xiriir haddii

Waa ognahay inay caruurta iyo dhalinyaradu doonayaan inan dadka waaweyn u noqdaan kuwo ay wanaag iyo wax fiican uga daydaan markay noqoto sidii isticmaalka internetka cimilo

LSS waxa weeye xeerka gargaarka iyo adeegga dadka naafada ah qaarkood [Lagen om stöd och service till vissa funktionshindrade] (LSS) oo ah xeer dhawra xuquuqda dadka qaba

Ujeedada laga leeyahay mashruucan waa inuu kaamilo shaqada xafiiska arimaha bulshada ee amaanada dumarka iyo ururada ka dhisan gobalka GGVV ee la shaqeeya dumarka loo

Haddii ay jirto baahida loo qabo cunto khaas ah oo ay ugu wacan tahay xajiinta cuntada iyo cudurrada kale ee la xiriira cuntada iyo astaamaha waa in sidaas oo kale uu caddeeyo

Familjecentralen (Xarunta qoyska) waxa ku jira xadaanda furan, adeega bulshada, umulisada, xarunta daryeelka carruurta iyo dhakhtarka cilmi nafsiga ee carruurta iyo

Haddii waalidiintu ay rabaan in ardaygu kaqeybqaato baridda afka hooyo xilliga dayrta, foomka "Codsiga waxbaridda ee afka hooyo" ayaa la buuxiyaa loona gudbiyaa

Guriga joog haddii aad xanuusanayso Markaasi waxaad iska ilaalinaysaa inaad cudur ku faafiso dadka kale. Maadooyinka cudurka faafiya waxaa laga helaa meel kasta oo ka mid