• No results found

Somaliska - SIP för brukare

N/A
N/A
Protected

Academic year: 2022

Share "Somaliska - SIP för brukare"

Copied!
2
0
0

Loading.... (view fulltext now)

Full text

(1)

2 3

Qorshe-shaqsiyeedka ee iskudabaridan waa wax wanaagsan, haddii taageero aad ka hesho goobo badan oo kala duwan, tusaale xarumaha daryeelka caafimaadka/bukaanka ama dhaqdha- qaaqa baxnaaniska oo aad ka hesho gole-goboleedka, kaalmo-dhaqaa- leedka, daryeel-caafimaadeedka guriga lagugu siiyo, taageerada ay Dowladda hoose guriga kugu siiso. Qorshe-shaq- siyeedka ee iskudabaridan wuxuu ku fududaynayaa saamayn ku yeelanshada

caawinaadda aad u baahan tahay oona aad xaqa ku leedahay. Tan kale, wuxuu ku tilmaamaya sida hawlaha iyo mas’uuliyadda loo qaybsaday.

Qoddobada qorsheha ay ka koobnaan doonaan adiga ayaa go’aankooda iska- leh. Tusaale ahaan, qor hadafka iyo baahida u qabto daawaynta, waxyaa- laha caawimaad ahaan lagu isticmaalo iyo taageerid

Qof kamid ah dadyoowga gole-gobo- leedka ama Dowladda hoose ee aad xiriirka la leedahay, ayaa badi ahaan soo jeediya in lagu sameeyeeyo Qors- he-shaqsiyeedka ee iskudabaridan.

Ama adiga ayaa codsan karo. Haddii aadan doonayn laguguma qasbaayo.

Xitaa haddii aad diido qorsheha

noocaas, waxaa lagu siin doona dary- eel-caafimaadeedka iyo aad u baahan tahay.

Qofka noqon doono iskudabaridaha qorshehaaga adiga ayaa dooran karo.

Tusaale ahaan wuxuu noqon kara qofka xiriiriyehaaga ah.

Maxaan sameeya haddii aan doonaayo in lay dejiyo Qorshe-shaqsiyeedka ee iskudabaridan

Waa maxay Qorshe-shaqsiyeedka ee iskudabaridan?

Qorshe-shaqsiyeedka ee iskudabaridan waxaad adiga iyo dhaqdhaqaaqa qori kartaan

• Baahida aad maanta leedahay

• Noocyada waxkaqabadyada ka kooban taageero iyo caawinaadda aad heli karto, ujeedada waxkaqabdyada iyo goorta la soo gabagabayn karo

• Waaxa dhaqdhaqaaqyada ay sameeyn karaan sidii lagu siiyo taageerada iyo caawinaadda kugu habboon

• Qofka mas’uulka ugu wayn ka ah Qorshe-shaqsiyeedka ee iskudabaridan iyo sida ma’uuliyadda loo kala qaybsaday

• Sida adiga iyo dhaqdhaqaaqa u tixraaci doonaan, una qiimayn doonaan taageerada lagu siiyo, iyo inta jeer taasi lagu dhaqaaqi karo

• Goorta wadashaqaynta la soo gabagabayn doono

2. Markii aad wada kulmaysaan qof kasta wuxuu kaalin ka geysan doona qorida Qorshe-shaqsiyeedka iskudabaridan ee adiga ku gaarka ah. Waxaad ka wada xaaajon doontaan waxa aad doonayso iyo waxa aad u baahan tahay.

3. Markii muddo ka soo wareegato shirkii ugu horeeyay, haddana mar labaad ayay kooxda kulan yeelan doonaan. Markaas waxaad ka sheekayn doonta sidii ay ahayd taageeradii lagu qorsheeyay, iyo haddii aad weli isla hadafkii aad leedahay. Haddii u jiro qodob u baahan in wax laga beddelo waad sheego karta. Haddiise wax kasta u hagaagsan yahay, waad iska wadan doonta qorshehaaga.

4. Haddii goor dambe u dareenkaaga yahay, in aadan Qorshe-shaqsiyeedka ee iskudabaridan u baahnayn, waad wargelin karta. Xaaladaas adiga iyo xiriiriyeyaashaada waxaad soo gabagabayn doontaa hawlihii qorsheha.

1. Kaddib markii aad go’aansato inaad doonayso in Qorshe-shaqsiyeedka iskudabaridan, waxaad kala xulanaysa dadyoowga aad doonayso in ay qorsheha ku dejiyaan. Waxaad kaddib shir kula kulmi doonta dadyoowgaas.

Waxaa wanaagsan in dhammaan dhaqdhaqaaqyada taageerada laga siiyo ay dadyoowgaas kamid yihiin, laakinse haddii aad doonayn qaarkood waad ka reebi karta xulashada. Waxaad kaloo shirka ku cusuumi karta qaraabada, wakiilkaaga, Khasnadda caymiska bulshada, Xafiiska Shaqada iyo dugsiga.

Waxaa muhim ah in dhammaantood ay shir ka qaybgelida isku soo diyaariyaan.

Maxaa kaddib dhici doono

(2)

5

Qorshe-shaqsiyeedka ee iskudabaridan

Haddii taageero iyo taaageero ka hesho dhaqdhaqaaqa kala duwan, Dowladda hoose iyo gole-goboleedka waxaad badi ahaan xaq ku leedahay in lagu siiyo Qorshe- midaysan waxa Maamulka adeegga bulshada iyo

daryeelka caafimaadka/bukaanka ka caawini karaan.

Warbixin dheeraad ku saabsan Qorshe-shaqsiyeedka ee iskudabaridan iyo xuquuqda aad leedahay waxaad ka aqrisan karta shabakadda internetka:

http://www.1177.se/Vastmanland/Regler-och-rattigheter/

Samordnad-individuell-plan-SIP2/

Qorshe-shaqsi- yeedka ee

iskudabaridan (SIP)

Loogu talagalay qofka adigoo kale ah oo ku nool Gobolka Västman- land, oo u baahan in laga caawinno iskudabaridida xiriirka Maamulka adeegga bulshada iyo xarumaha daryeel-caafimaadeedka.

Region Västmanland tillsammans med kommunerna i Västmanlands län

Somaliska

References

Related documents

Haddii in kastoo uu qofka dadka u qora qalabka caawimaaddu ka dalbaday aadan soo celin qalabka caawimaadda waxaa kugu waajibaya megdhaw. Qofkaaga dadka u qora qalabka caawimaadda

• Wac xarunta xiriirka ee waaxda caafimaadka Gobolka Blekinge 0455-73 10 91 inta u dhaxaysa saacadaha 08.00-12.00 maalmaha shaqada si aad u hesho caawimaad buuxinta

Dhammaan dadka dhowaan yimid waxaa loogu deeqayaa baaritaan caafimaad iyo shaybaar lagu ogaanayo cudurada la isqaadsiiyo, caafimaadkoodana lagu qiimeynayo. Nala soo xiriir haddii

Waa ognahay inay caruurta iyo dhalinyaradu doonayaan inan dadka waaweyn u noqdaan kuwo ay wanaag iyo wax fiican uga daydaan markay noqoto sidii isticmaalka internetka cimilo

Carruurta magangalya doonka iyo dhalinyarada waxay xaq uleeyihiin isla daryeelka-caafimaad iyo daryeelka ilkaha sida carruurta kale oo dhan iyo dhalinyarada. Carruurta

ةيدلبلا نمض ةفلتخم ةطشنأ ةدع نم ةياعرو معد لىع لصحت تنك اذإ لىع لوصحلا في قحلا نايحلأا بلغأ في كل نإف ةظفاحملل بياينلا سلجلماو ةياعرلاو ةيعماتجلاا ةمدخلا نم ةدعاسم

1. یصخش باختنا اب ار راک سپ دیهاوخیم SIP کی هک دیتفرگ میمصت هکینامز یدارفا.دییمانیم زاغآ دهد ماجنا ار نات یزاس نلاپ و دشاب SIP دیهاوخیم هک ات تسا بوخ .دییمانیم

A SIP is an advantage if you are receiving help from several diffe- rent sources; for example, the health care or rehabilitation assis- tance from the County Adminis- tration, and